Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda qorsheynta oo daah-furtay shir looga hadlaya waxqabadka hay’adda socdaalka Adduunka ee IOM ee Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Shaqada XFS ee dhawaan la magacaabay oo maanta xafiiskiisa la wareegay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha XFS ayaa Maanta daah furtay shir wada tashi ah oo ku aaddan istraatijayadda qorshaha hay’adda Caaalamiga ah ee socdaalka (IOM), Sanadka 2019-2021-ka.

Shirkan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Dalka ,Mudane Cabdiqaadir Maxamed Aadan, Madax ka socatay hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Gobaleedyada.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Ka qeybgalayaasha ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibtay qorshaha  2016 -2018 ee hay’adda IOM ay ka qabatay Dalka iyo waxyaabaha ay ku guuleysatay, howlaha haatan socda , wixii aan u qabsoomin iyo waxyaabaha sababay.

Waxay sidoo kale soo bandhigtay Istraatijiyaddeeda ee ku saabsan qorshaheeda cusub ee ku talagalka howl-galkeeda 2019-2021-ka, taas oo lagu saleynayo baahiyaha Bulshada Soomaaliyeed.

Xoghayaha  Joogtada ah ee Wasaaradda qorsheynta Dowladda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiqaadir Maxamed Aadan oo furay shirkan ayaa sheegay in Dowladdu  ay ka go,an tahay isla xisaabtanka hay’adaha Beesha Caalamka ay ka fuliyeen Dalka .

“Waxaan Maanta ku faraxsanahay inaan idin kala soo qeyb galo wada tashigan ku aaddan  qaabkii loo fulin lahaa mashaariicda IOM ay ka waddo Soomaaliya, waxaan ka wasaarad ahaan billownay dar-dargelinta mashriicda ka socda Dalka iyo qaabkii loogu salayn lahaa baahiyaha gaarka ah ee Dadka Soomaaliyeed, ”ayuu yari  Cabdiqaadr Maxamed Aadan, Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda qorsheynta.

Sidoo kale qaar ka mid ah ka qeyb galayaasha ka socday Dowladda Federaalka, maamul Gobaleedyada iyo madaxda ka socotay IOM ayaa is dhaafsaday aragtiyo la xariira hannaanka mashaariicda socday, caqabadahii laga bartay mashaariiicdii hore si aysan u soo laaban.

Tallaabadan ayaa qeyb ka ah isla xisaabtanka Dowladda ee ah in la ogaado hay’adaha shaqada ka wada Soomaaliya iyadoo lagu saleynayo baahiyaha dhabta ah ee Dadka Soomaaliyeed,waxanay Dhabbaha u fureysaa wada shaqayn dhex marta hay’adaha caalamka iyo Dowladda dhexe.

Previous Post

Dagaal ka dhacay Guullane oo lagu laayay Maleeshiyada Shabaab

Next Post

Wasaaradda waxbarashada oo Buugaagta Manhajka cusub u qeybisay Iskuullada Dowladda+Sawirro

Next Post
Wasaaradda waxbarashada oo Buugaagta Manhajka cusub u qeybisay Iskuullada Dowladda+Sawirro

Wasaaradda waxbarashada oo Buugaagta Manhajka cusub u qeybisay Iskuullada Dowladda+Sawirro

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In