Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo Muqdisho ka daahfurtay Aqaan is-weydaarsi ku saabsan Istaraatijiyadda Xalka Waara “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo Muqdisho ka daahfurtay Aqaan is-weydaarsi ku saabsan Istaraatijiyadda Xalka Waara “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka  ayuu maanta uga furmay  magaalada Muqdisho aqoon is-weydaarsi ku saabsan Istiraatiijiyadda  Qaranka ee  Xalka Waara 2020 – 2024 ee Qaab –dhismeedka  Kormeerka iyo Qiimeynta Istiraatiijiyadda. Tababarkaan ayaa waxaa ka qeyb galay 43  qof  kuwaas oo ka kala socda  Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Fedederaalka, Dowlad Gobaleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Tababarkaan oo loogu talagalay in kor loogu qaado aqoonta iyo awoodda xirfadda kormeerka  iyo qiimeynta  fulinta  Istiraatiijiyadda Xalka Waara si looga gun gaaro barakaca baahsan ee Dalka.

Tababarkaan oo socon doona muddo 9 beri ah ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka asagoo kaashanaya taageerada Baanka Adduunka (World Bank) iyo Urur Goboleedka (IGAD).

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynayaashii hore ee dalka

Next Post

Murashax Madaxweyne Maxamed Siiriin oo soo dhaweeyay War-murtiyeedkii ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Next Post
Murashax Madaxweyne Maxamed Siiriin oo soo dhaweeyay War-murtiyeedkii ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Murashax Madaxweyne Maxamed Siiriin oo soo dhaweeyay War-murtiyeedkii ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In