Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wada tashi ah la qaadatay bulshada Bakool

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wada tashi ah la qaadatay bulshada Bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Xudur ee Gobolka Bakool kulan wadatashiga  ah oo la xiriiray wareegga Labaad ee Qorshaha  Sagaalaad ee Horumarinta Qaranka kula yeeshay xubno ka socday  bulshada rayida iyo ganacsatada kulan ku saabsan.

Daahfurka wada tahshigan waxaa  ka soo qeybgalay Wasiirka Qorsheynta Koonfur galbeed, Agaasimaha Qorsheynta federaalka, Gudoomiyaha Gobalka Bakol, kan degmada Xudur iyo masuuliyiin kale.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026

Wasiirka Qorshyenta Koonfur galbeed Soomaaliya Ahmed Madoobe Nuunow ayaa tilmaamay in ka Wasaaradd ahaan ay ku faraxsan yahiin hannaanka uu u socda wadatashiga Qorshaha isla markaana uu sawir guud ka bixinaayo waxa looga baahan yahay dadka ku nool gobalkan Bakool.

Agaasimaha Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Muuse Maxamed Cusmaan  ayaa sharaxaad ka bixyay ujeedada kulankaan oo uu tilmaamay in muhiimadiisu tahay sidii dalkeena looga yareen lahaa Saboolnimada iyo  sidoo kale deyn cafinta

Guddoomiyaha Gobalka Bakool Maxamed  Toolow ayaa sheegay in ka maamul ahaan iyo bulsho ahaan ay farxad weyn u tahay in  la dhageysto bulshada gobalka,lana  baahiyo  baahiyahooda dhabta  ah ee la doonayo in loogu biiriyo qorshaha Qaranka.

Ka qeybgalyaashii kulankaasi ee dhinaca bulshada rayidka ah iyo ganacsatada,ayaa iyaguna ka hadlay halkaasi,waxa ayna ka warameen  muhiimadda lagama maarmaanka ah  ee ay doonayaan in loogu  biirayo qorshaha horuamrinta Qaranka.

Previous Post

Guddoomiye Cumar Filish oo la kulmay Qoyska Shahiid Eng.Yariisow+Sawirro.

Next Post

Bulshada Rayidka oo beesha caalamka ugu baaqday in ay wax ka qabato shirqoolada Kenya ee ka dhanka ah ummadda Soomaaliyeed+sawirro

Next Post
Bulshada Rayidka oo beesha caalamka ugu baaqday in ay wax ka qabato shirqoolada Kenya ee ka dhanka ah ummadda Soomaaliyeed+sawirro

Bulshada Rayidka oo beesha caalamka ugu baaqday in ay wax ka qabato shirqoolada Kenya ee ka dhanka ah ummadda Soomaaliyeed+sawirro

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwayt...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo howlgal qorsheysan ku dilay Horjooge ka tirsan Khawaarijta

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

March 2, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Gurmadka Abaaraha Galmudug, ayaa maalintii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In