Tuesday, October 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wadatashi ah la qaadatay ganacsatada+sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan wadatashi ah la qaadatay ganacsatada+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐Š๐ฎ-๐’๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐“๐จ๐๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š

October 26, 2026
Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

October 26, 2026

ย Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga [SOMINVEST] oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa qabatay shir loogala tashanayay Ganacsadata Soomaaliyeed oo ay hor-kaceyso Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed.

Waxaa shirka kasoo qeyb galay ganacsato ay ka mid yihiin Ururka Bangiyada Soomaaliyeed, Ganacsatada Warshadaha, Beeraha, Xoolaha, Kalluumeystada, Dalxiiska iyo Martigelinta iyo sidoo kale Dhismaha.

Ujeeddooyinka shirka ayaa ahaa; in la qoro ahmiyadaha maalgashi ee ku habboon maalgashi shisheeye iyo wada shaqeynta heyโ€™adaha dhiirigelinta maalgashiga
Falanqeyn dheer kadib, waxaa la soo bandhigay qeybaha ku habboon maalgashi shisheeye iyo sida loo xaqijin karo ilaalinta maalgshade-yaasha shisheeye.

SOMINVEST waxa ay 24kii bishii Luulyo, 2019 qabatay shir lagala tashanayay heyโ€™adaha Dowladda Federaalka ah Istiratiijiyadda Maalgashiga Qaranka. Sidoo kale 6dii Ogoosto waxa ay SOMINVEST la sameysay wadatashi Dowlad Goboleedyada. Maanta oo ay taariikhdu tahay 7da Ogoosto, 2019 waxa la qabtay wadatashi lala yeeshay Ganacsatada Soomaaliyeed qeybahooda kala duwan.

Waxaa soo idlaaday wadatashiyada Istiratiijiyadda Maalgashiga Qaranka, waxaana la marin doonaa hannaanka xaqiijinta [validation process] daruuriga ah ka hor inta aan la hor-geyn Golaha Wasiirada si ay uga doodaan una ansixiyaan.

SOMINVEST waxa loo igmaday in ay dhiiro geliso Maalgashiga Shisheeye, soo bandhigista muuqaal wanaagsan oo ku saabsan Soomaaliya, iyo u uloleynta siyaasadaha sare u qaadaya maalgashiga shisheeye.

Previous Post

Madaxweynaha K/Galbeed oo lagu soo dhaweeyey Baydhabo+sawirro

Next Post

Guddiga Dhaqaalaha iyo ganacsiga ee Aqalka Sare oo la kulmay wasiirka Ganacsiga XFS+Sawirro

Next Post
Guddiga Dhaqaalaha iyo ganacsiga ee Aqalka Sare oo la kulmay wasiirka Ganacsiga XFS+Sawirro

Guddiga Dhaqaalaha iyo ganacsiga ee Aqalka Sare oo la kulmay wasiirka Ganacsiga XFS+Sawirro

๐Š๐ฎ-๐’๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐“๐จ๐๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š

๐Š๐ฎ-๐’๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐“๐จ๐๐๐จ๐›๐š๐š๐๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Š๐š๐ฅ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ๐š

October 26, 2026
0

Ku-simaha Raโ€™iisul Wasaaraha ahna Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u...

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

October 26, 2026
0

Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee  Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

October 26, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In