Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta XFS Oo Muqdisho Ka Furtay Tababar Ku Saabsan Maamulka Mashaariicda Midowga Yurub Ee Soomaaliya+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qorsheynta XFS Oo Muqdisho Ka Furtay Tababar Ku Saabsan Maamulka Mashaariicda Midowga Yurub Ee Soomaaliya+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda qorsheynta iyo hormarinta dhaqaalaha dalka ayaa maanta magaalada  muqdisho ka furtay tababar ku saabsan mashaariicda midowga yurub ee Soomaaliya iyadoo ay ka qeyb-galayaan wasaaraddaha qorsheynta dowlad goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka banaadir

Sidoo kale tababar waxaa qeyb ka aha wakiilada qorsheynta ee xfiiska ogolaahshaha masharruicda midowga yurub kaasi oo ku aadan arrimaha bulshada.sida abaaraha,waxbarashada ,dhaqaalaha,bay’adda iyo waxyaabo kale oo ka mid ah waxyaabaha aas aasiga u ah bulshada.

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

Maxamed Daahir faarax madaxa xafiiska mashaariicda ee midowga yurub ee wasaaradda qorsheynta qaranka oo furitaanka shirka ka hadlay ayaa sheegay in xafiiska oo door weyn ka qaadano xal u-helida masiibooyinka dabiiciga ee soo laa’laabtay iyadoo lagu ilaalinayo habka mashaariicda midowga yurub ee Soomaaliya.

“Waxaa maanta magaalada muqdisho inooga furmay aqoon -isweydaarsi  kor loogu qaadayo aqoonta wakiilada xafiiska NAO ee wasaaradaga qorsheynta Dowlad goboleedyada, kaasi ee uu soo agaasimey xafiiska dhexe NAO ee ee wasaaradda qorsheynta dalka.

“ waxaa goob-joog ka ahaa madashan madaxda xafiiska ee wasaaradda Qorsheynta, maal-gashiga iyo horumarinta dhaqalaha Maxamed Farax iyo Prof Cabdirisaaq Jurile oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare.

“Wakiilada ayaa inta uu socdo aqoon isweeydaarsigan waxaa ay  ka doodi doonaan howlaha xafiiska, waaya aragnimada gobalada, shaqooyinka Socda iyo ah-daafta xafiiska ee horumarinta wadanka oo dhan.

Tags: Wasaaradda Qorsheynta XFS Oo Muqdisho Ka Furtay Tababar Ku Saabsan Maamulka Mashaariicda Midowga Yurub Ee Soomaaliya+Sawirro
Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada dalka oo qalab xafiiseed ku wareejisay agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir +Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Mareykanka oo ku baaqay in Shiinaha lagula xisaabtamo faafitaanka cudurka Corona

Next Post
Madaxweynaha Mareykanka oo ku baaqay in Shiinaha lagula xisaabtamo faafitaanka cudurka Corona

Madaxweynaha Mareykanka oo ku baaqay in Shiinaha lagula xisaabtamo faafitaanka cudurka Corona

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In