Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya oo shir wadatashi ah ka furtay Garowe

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya oo shir wadatashi ah ka furtay Garowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Shir wadatashi ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.

Shirkan ayaa waxaa looga hadlay Qorshaha ka soo kabashada iyo u adkaysiga Abaaraha Soomaaliya, waxaana ka qeyb galay madaxda wasaaradda Qorsheynta ee xukuumadda Soomaaliya iyo wasaaradaha Qorsheynta Dowladda Gobaleedyada xubnaha ka ah Dowladda dhaxe.

Mundane Cabdulqaadir Aadan Maxamed Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya, ayaa ka warbixiyey ujeedka shirkaan, waxaana uu sheegay in ay tageen gobolada dalka oo dhan si ay u oggaadaan baahiyaha kala duwan ee jira, isaggoo xusay in shirkaan gabo gabadiisa  ay kasoo bixi doonaan qorsheyaal.

Shirkan ayaa socon doona muddo 4 cisho ah, iyaddoo si gaar ah diirada loogu saari doono mudnaansiinta baahiyaha soo kabashada iyo u adkeysiga abaaraha ee ka soo baxay warbixintii ” saameynta Abaaraha ee Soomaaliya iyo Qiimaynta Baahiyaha -(Drought Impact Needs Assessment DINA).

Previous Post

Xildhibaanada Aqalka Sare oo ka dooday weerarkii lagu qaaday Guriga Xildhibaan Cabdi Qaybdiid

Next Post

Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Guddiga loo xilsaaray Ka shaqaynta Dastuurka Galmudug “Sawirro”

Next Post
Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Guddiga loo xilsaaray Ka shaqaynta Dastuurka Galmudug “Sawirro”

Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Guddiga loo xilsaaray Ka shaqaynta Dastuurka Galmudug “Sawirro”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In