Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Maanta qabatay kulan looga hadlay siyasada illaalinta Bulshada (Sawirro)

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Maanta qabatay kulan looga hadlay siyasada illaalinta Bulshada (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulankan oo socday muddo looga arrinsanayay wadatashi Siyaasada ilaalinta Bulshada, iyado ay ka qeyb galeen Wadamada deeq bixiyaasha muslimka  ah, Hay’adaha gaarka loo leeyahay’Ganacsatada Soomaaliyee , ururada Bulshada rayidka oo ay horjooga ka heyd Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo kaashaqeysa wasaarada gargaarka iyo Wasaarada Qorsheynta Dowladda Soomaaliya.

waxaana su’aalo layska weydinayay habka loo wajahayo  sida dadka danyarta ee u nugul dhibaatoyinka looga samata bixin lahaa looguna sameeynlaha  maagalin iyo shaqo abuur.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Safiirka Dowlada Suudan oo fadhiyo soomaaliya mudane Maxamned Yuusuf Ibraahim ayaa sheegay in dadka danyarta la garabistaago maadaama lagu guda jira bisha Seko loga faa’iideysto kheyraad ku jira.

“waxaan haboon in dadka dan yartaah loo gargaaro loogana faa’deysto inta lagu guda jira bisha Seko islmarkaana muuhimad gaar ah ay tahay in la caawiyo dadka u nugul dhibaatooyinka”

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Xukumada Soomaaliya Xamsa  Saciid Xamsa ayaa xusay in Wasaaradda ay ka sheqeyso gargaarka iyo horumarinta dadka barkaca yaasha ah, siyasada illaalinta bulshadana ay muhiim u tahay dadka barkaca yaasha ah.

dadka Soomaalida ee ku nool dalka dibadiisa aya la xusay in ay qeyb weyn ku leeyahiin dhaqaalaha soo gala dalka, waxana lagu qiyaasay lacagaha ay usoo diraan Eheladooda ku nool gudaha Dalka ku dhawaad Laba Milyan oo Dollar iyo lacago kabadan.

iysidokale intii uu kulanka socday Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa lagu amaanay shaqooyinka iyo fursadaha ay u abureen qeybaha kala duwan ee Bulshadooda.

Hay’adaha gar gaarka ee ka howl galo gudaha Dalka ayaa sheegay in sanad walba Soomaaliya ay ku bixiyaan lacago farabadan haase yeeshe meelihii loogu talagalay sida laga tala galay aysan u gaarin, waxaana Dowladda Soomaaliya balan qaaday in ay ka go’antahay ogaashaha iyo la socodka ilaalintab siyaasada Bulshada danta yar.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhiga oo Kormeeray Xarunta Tababarada General Gordan ee Muqdisho

Next Post

DAAWO:- Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay in laga Heshiiyay Tabashooyinkii Hirshabeelle ay u qabtay Dowlada Dhexe

Next Post
DAAWO:- Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay in laga Heshiiyay Tabashooyinkii Hirshabeelle ay u qabtay Dowlada Dhexe

DAAWO:- Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay in laga Heshiiyay Tabashooyinkii Hirshabeelle ay u qabtay Dowlada Dhexe

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In