Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Tamarta Koofur Galbeed oo biyo dhaamin u sameysay barakacyaasha Xuddur +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Tamarta Koofur Galbeed oo biyo dhaamin u sameysay barakacyaasha Xuddur +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xilli maanta ay ku beegan tahay 22 Maarso oo ah, maalinta biyaha caalamka ayaa wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Koofur Galbeed waxay maanta biyo dhaamin u sameeyeen barakacyaasha ku nool magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool.

Sidoo kale, waxay u qeybisay agabka nadaafadda loo adeegsado sida, Saabuun iyo afxirka maadaama uu jiro safmarka COVID-19.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Liibaan Cabdulaahi Axmed, oo ah agaasimaha waaxda biyaha, ayaa sheegay in ka wasaarad ahaan ay ka go’an tahay in bulshada laga haqab-tiro baahida biyo ee ka jirta degmada Xuddur.

Wasaaradda waxaa biyo dhaaminta ka gacan siiyay hey’adaha samafalka ee ka shaqeeya arrimaha fayadhowrka ee gobolka ku sugan.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyaha kulan hor u dhac u ah shirka qaran ee dhameystirka doorashooyinka +Sawirro

Next Post

Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka oo saxiixday heshiis ganacsiga lagu horumarinayo +Sawirro

Next Post
Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka oo saxiixday heshiis ganacsiga lagu horumarinayo +Sawirro

Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka oo saxiixday heshiis ganacsiga lagu horumarinayo +Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In