Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka, Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay qabanaysaa Shir-weynaha Aragti-wadaagga xakameynta faafinta Wararka been abuurka iyo saamaynta ay bulshada ku leeyihiin,
Shirka ayaa waxa uu socon doonaaย 03 ilaa 04 bisha June oo ah maalmaha Sabtida iyo Axadda soo aaddan.
Shirkaย waxaa doodo cilmiyaysan ku qaadan doona mas’uuliyiinta, Warbaahinta iyo bulshada qeybaheeda kala duwan. oo lagu casuumay.
Muwaadin, maxaad ka aaminsantahay faafinta Beenta?
Adiga saamayn makugu yeelatay?
Saamayn nuucee ah ayay kula tahay in ay bulshada ku leedahay?
Fadlan halkaan nagula wadaag aragtidaada? si aan u hor dhigno ka qeyb galayaasha doodda.
Ka qayb qaado joojinta faafinta been abuurka.