Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo la wareegtay daryeelka gabar saxafiyad ah oo ku dhaawacantay weerarkii Hotel Naasa Hablool laba

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo la wareegtay daryeelka gabar saxafiyad ah oo ku dhaawacantay weerarkii Hotel Naasa Hablool laba
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deeqo Cubeyd Maxamuud oo ah Wariye ka howlgaleysay Radio Afgooye islamarkaana ka mid aheyd dadki ku dhaawacmay weerarkii 28-kii bishi hore ka dhacay hoteelka Naasa-hablood 2 ee magaalada Muqdisho ayaa xaaladeeda caafimaad ay soo hagaageysaa.

Wariye Deeqo oo marki ay dhaawcantay ka dib aan helin daryeelkii loo baahnaa ayaa Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya oo ka jawaabeysa dhibaatada heysata waxa ay damaanad qaaday daaweynta wariyaha iyadoo hada la jiifiyay isbitaalka Sheekh Sayid ee Imaaraatka Carabta oo ku yaala magaalada Muqdisho.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Masโ€™uuliyiin ka socday Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya iyo ururka suxufiyiinta qaranka ee NUSOJ ayaa booqday isibitaalka lagu daweynayo wariye Deeqo Cubeyd Maxamuud iyagoo u kuur galayay sida ay tahay xaaladda caafimaad ee wariyaha.
Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ Maahir Jaamac Aadan ayaa uga mahadceliyay Wasiirka Warfaafinta Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) sida uu isaga xil saaray ka warqabka xaalada caafimaad ee wariyaha dhaawaca ah.

โ€œAnigoo ku hadlaya magaca Wasaaradda Warfaafinta waxaan mahadcelin ballaaran u jeedinayaa Safaaradda Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya oo kasoo jawaabtay codsigii Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow kaasoo ahaa in daryeel caafimaad loo fidiyo Deeqa Cubeyd oo dhaawac kasoo gaaay weerarkii 28 Oct ka dhacay magaalada Muqdisho, safaaradda aad ayay ugu mahadsantahay jawaabta dag dagga ah, manta oo sabti ah ayay noo suuragashay in Deeqa laga soo saaro cisbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaalla magaalada Muqdisho, laguna soo wareejiyo Cisbtiaalka Sh Zaaโ€™id ee magaalada Muqdisho si loogu daweeyoโ€ sidaas ayuu yiri xiriiriyaha Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya iyo warbaahinta gaarka loo leeyahay Ismaaciil Muqtaar Cumar.

Agaasimaha Radio Afgooye Maxamed Muuse Cismaan ayaa amaanay sida Wasaaradda Warfaafintu ay dusha u saaratay daryeelka iyo ka warqabka xaaladda caafimaad ee Wariye Deeqo Cubeyd Maxamuud oo kamid aheyd dadkii ku daawacmay weerarkii 28-kii October ka dhacay hoteelka Naasa-hablood 2 ee magaalaga Muqdisho.

Ugu dambeyntii Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa mahadnaq ballaaran u jeedisay ururka Suxufiyiinta Qaranka ee NUSOJ oo muujiyay dadaal ballaaran oo la xiriira sidii loogu gurman lahaa gabadhaasi suxufiyadda ah ee ka howlgasha radio Afgooye oo ka howlgala dagmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyay howlgallo ay sameeyeen ciidanka Xoogga Dalka “Dhageyso”

Next Post

Dhageyso: Wasaaradda Gaadiidka XFS oo Faah faahin ka bixisay Amniga Garoonka Muqdisho

Next Post
Dhageyso: Wasaaradda Gaadiidka XFS oo Faah faahin ka bixisay Amniga Garoonka Muqdisho

Dhageyso: Wasaaradda Gaadiidka XFS oo Faah faahin ka bixisay Amniga Garoonka Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโ€™adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In