Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta doorashooyinka.

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta doorashooyinka.

Ali Ahmed by Ali Ahmed
10 months ago
in Wararka
0
Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta doorashooyinka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo xirtay tababar ku saabsan Anshaxa Warbaahinta ee tabinta doorashooyinka.

Muqdisho, 26, April, 2025: Aqoon isweydaarsigani oo ay ka faa’iidaysteen 25 suxufi oo ka socday warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo warbaahinta Qaranka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta kaalinta warbaahinta ee baahinta wararka iyo barnaamijyada la xiriira doorashooyinka dalka.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Tababarka oo socday muddo laba maalmood ah waxaa Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiisa ay qabashadiisa kala kaashatay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ( UNTMIS) si kor loogu qaado kaalinta warbaahinta ee doorashooyinka.

Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo Tababarada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Marwo Fartuun Axmed Xasan ayaa ku dhiirigalisay suxufiyiinta ka faa’iidaystay tababarka sare u qaadista daah furnaanta doorashada iyo jiheynta dadweynaha.

Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS oo soo xiray tababarka ayaa ka qeyb galayaasha ku adkeeyay xoojinta mas’uuliyadda iyo mabaadi’ida warbaahinta ee dhismaha kalsoonida dadweynaha iyo isku dheelitirka wararka iyo macluumaadka la xiriira doorashooyinka.

Suxufiyiinta ka faa’iidaystay tababarka ayaa gabagabadii waxaa la guddoonsiiyay shahaadoyin iyaga oo uga mahad celiyay Wasaaradda Warfaafinta hirgalinta aqoon isweydaarsigani oo muhiim u ah helidda warbaahin iyo suxufiyiin u diyaarsan tabinta doorashooyinka si ay ku jirto mas’uuliyad.

Previous Post

Shirkii xilliga gugga ee IMF iyo Bankiga Adduunka oo la soo gaba-gabeeyay.

Next Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Bankiga Adduunka ku wareejiyay Astaan dhaqan

Next Post
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Bankiga Adduunka ku wareejiyay Astaan dhaqan

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Bankiga Adduunka ku wareejiyay Astaan dhaqan

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In