Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada dalka oo qalab xafiiseed ku wareejisay agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir +Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada dalka oo qalab xafiiseed ku wareejisay agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qalab xafiiseed ku wareejisay xafiiska agaasinka waxbarashada gobolka Banaadir kaasi oo loogu talagalay in lagu tayeeyo .

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta Sare ee dowladda Soomaaliya  Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta agaasinka Waxbarashada gobalka banaadir ku wareejiyay qalab xafiiseed dhameystiran oo Wasaaradda waxbarashada ay ugu talagashay in lagu horamariyo xafiisyada Agaasinka waxbarashada gobalka banaadir waxaana kala wareegay agaasimaha guud ee agaasinka waxbarashada gobolka Banaadir Mudane C/raxmaan Cumar Sheekh Nuur.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Tags: Wasaaradda Waxbarashada dalka oo qalab xafiiseed ku wareejisay agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir +Sawirro
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo Oo Kala Hadlay Guddoonka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Sii Ambaqaadidda Heshiiska Doorashooyinka Dalka+Sawirro

Next Post

Wasaaradda Qorsheynta XFS Oo Muqdisho Ka Furtay Tababar Ku Saabsan Maamulka Mashaariicda Midowga Yurub Ee Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Wasaaradda Qorsheynta XFS Oo Muqdisho Ka Furtay Tababar Ku Saabsan Maamulka Mashaariicda Midowga Yurub Ee Soomaaliya+Sawirro

Wasaaradda Qorsheynta XFS Oo Muqdisho Ka Furtay Tababar Ku Saabsan Maamulka Mashaariicda Midowga Yurub Ee Soomaaliya+Sawirro

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In