Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada oo ka mahadcelisay taliska booliska oo gacanta ku dhigay Madbacado howlo sharci darro ah sameynayay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada oo ka mahadcelisay taliska booliska oo gacanta ku dhigay Madbacado howlo sharci darro ah sameynayay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Feysal Cumar Guuleed ayaa nasiib daro ku tilmaamay Madbacado lagu soo qabtay iyaga oo si sharci daro ah koobi (Copy )ugu sameeyo manhajka Qaranka.

Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Feysal Cumar Guuleed ayaa u mahadceliyay, Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ka jawaabay Codsi Wasaaradda Waxbarashada ay u gudbisay oo ku adanaa in ay jiraan Madbacado si sharci daro ah Koobi (Copy) ugu sameeya Manhajka Qaranka Soomaaliyeed.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku guulestay in ay gacanta ku soo dhigaan qalabkii lagu daabacayay iyo dadkii ka danbeyay intaba, kuwaasi oo ay ku socoto baaritaanno dheeraad ah.

Previous Post

Taliye Odowaa oo ka hadlay Ciidan ka cabanayay Mushaar la’aan

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo la wareegtay qalab loogu talagalay ka hortagga faafidda COVID-19 “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo la wareegtay qalab loogu talagalay ka hortagga faafidda COVID-19 “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo la wareegtay qalab loogu talagalay ka hortagga faafidda COVID-19 “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In