Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada oo sagootisay dhalinyaro deeq waxbarasho ka heley Itoobiya+sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada oo sagootisay dhalinyaro deeq waxbarasho ka heley Itoobiya+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad kooban oo lagu sagootinayay 20 dhaliyaro ah oo ka kala socotay hay’adaha kaladuwan ee dowladda oo  deeq waxbarasho ka heley Dalka Itoobiya Waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiinta wasaaradda waxbarashada iyo Danjiraha Itoobiya u fadhiya Soomaaliya.

Lataliyaha taclinta sare ee wasaaradda Ismaaciil Yuusuf Cismaan ayaa ku booriyay dhalinyaradan in ay ka faa’idaystan fursadan ay dowladdu siiyay,isagoo xusay in deeqaha waxbarasho ay ku bixinayaan qaab cadaaladda ku salaysan.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Jamaaludiin Mustaf Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya ayaa sheegay in tani ay qeyb ka tahay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeey alabada dal.

“Waxa ay ka mid tahay arrintan iskaashiga labada dal ka dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya,wuu balaaran yahay iskaashiga balse qeyb kamid ah waaye,waxaa barnaamijkan barbar socda sanadkasta minxada waxbarasho ee aan siino Soomaaliya,Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya sanadkan 190 ayaa siinay todobaadkan ayuu dhamaandoonaa”. Ayuu yiri Danjire Jamaaludiin Mustafa.

Wasiiru dowlaha Waxbarashada iyo Taclinsta sare C/raxmaan MAxamuud Cabdulle Jaabiri ayaa uga mahadceliyay dowladda Itoobiya deeqdan waxbarasho,wuxuuna xusay in labada dal u ka dhexeeyo xiriira dhinacyo kaladuwan leh.

“Muhiimadda aan ka leenahay arrimaha waxaa asal u ah labo arrimood,kow in ay qeyb u noqoto xiriirka labada dowladood oo aqoonta la isdhaafsado,tan labaad in aad wax soo barataan kadib aad dalkiina ku soo laabataan si aad wax ugu qabataan,marka waxaan rajeynaynaa in ardayda kale ay ka imaan doonaan dowlad goboleedyada”.

Previous Post

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Go’aan Ay Wasaaradda Qorshayntu Ka Qaadatay Hay’adaha Caalamiga Ah

Next Post

Saraakiil ka tirsan Kooxda Alshabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Gobolka Gedo.

Next Post
Argagaxisada Al-shabaab oo Af-duubay Gabar Lix sano jir ah

Saraakiil ka tirsan Kooxda Alshabaab oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Gobolka Gedo.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In