Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay markii labaad inay qaadanayso 3,000 oo Macallimiin ah

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay markii labaad inay qaadanayso 3,000 oo Macallimiin ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shaacisay in mar kale ay bilowday qaadashada 3,000 oo Macallimiin ah. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xildhibaan Nuura Mustaf Mukhtaar ayaa bulshada la wadaagtay qorshaha dowladdu ku qaadanayso macalimiinta cusub.

Wasiir dowlaha Wasaaradda Waxbarashada oo kawaran qaadasha barayaasha Soomaaliyeed,Ayaa la wadaagtay bulshada Soomaaliyeed inay tahay qaadasha Macallimiinta mid u furan dhammaan, Dadka danaynayaan inay kamid noqdaan barayaasha U-badkan Soomaaliyeed.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

Wasiir Dowlaha ” waxaa sigaar ah fursada loo siin doon dumar Soomaaliyeed,Waana inay ka faa’iideestaa,Haweeynka Soomaaliyeed,Qeybna ka noqdaan soo saarista jiil cusub oo waxbartay”.

Habraaca wuu furan yahay wayna is sisoo diwaan galinkaraan,Waa muhiim barayaasha Soomaaliyeed, waa mustaqbalka ubadka dalkaal larabo inay u ayaan kuwii soo saari lahaaa Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayada oo kaa shanayso,Wasaaradaha Xubnaha la’ah Mida fadaraalka qaadan doontaa markii labaad 3,000kun oo barayaal Soomaaliyeed ah.

Previous Post

Xuska 1-da Luulyo oo lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Next Post

Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku soo dhiggeen xubno khawaarijta ka tirsanaa 

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku soo dhiggeen xubno khawaarijta ka tirsanaa 

Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku soo dhiggeen xubno khawaarijta ka tirsanaa 

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In