Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo maanta kulan habka adeegga casriga ah ee Internetka ku yeeshay kulan muhiim u ahaa bahda waxbarashada, kaas oo si qoto dheer looga wada hadlay imtixaanaadka shahaadiga ah iyo saameynta COVID-19 uu ku yeeshay hakadka waxbarashada.
Wasiir Fiqi oo ka qayb galay furitaanka Golaha safiirrada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Maalim Fiqi, ayaa ka qayb galay munaasabadda furitaanka...