Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo Muqdisho ku qabatay kulan looga hadlayay ilaalinta deegaanka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo Muqdisho ku qabatay kulan looga hadlayay ilaalinta deegaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan wada tashiga ah oo ay maanta ku wada yeesheen magaalada Muqdisho Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa C/naasir Gaarane Maxamuud iyo ururada, Ganacsatada iyo qaar kamid ah hayโ€™adaha ka shaqeeya horumarinta Xanaanada Xoolaha iyo ilaalinta deegaanka ayaa waxaa uu u jeedkiisu ahaa u diyaar garowga maalinta dhir beerista Soomaaliya oo ku beegan 17 Abriil ee soo socota.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa dhinacyadii ka qeybgalay isku dhaafsadeen afaaro ku aadan horumarinta dhirta ilaalinta deegaanka waxaana ganacsatadii kulanka la yeelatay Wasiirka ku xigeenka ay balan qaadeen in ay ku dadaalayaan sidii si wadajir ah loogu qeyb qaaadan lahaa maalinta Dhir beerista Soomaaliya.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Nuurto Sheekh Maxamuud oo madax ka ah urur ka shaqeeya horumarinta Xanaanada Xoolaha ayaa sheegtay kulankan uu ahaa mid muhiim ah isla markaana ay qaadan doonaan doorkooda ku aadan arintaasi.

Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa C/naasir Gaarane Maxamuud ayaa ka qeybgaliyaash ugu mahadceliyay isagoo sheegay dadka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay ka faaโ€™ideystaan Xoolaha isla markaana ilaaliyaan caafimaadkooda.

Sidoo kale Wasiir ku xigeenka ayaa tilmaamay in Wasaaradda ay qorsheysay todobaadka Dhir beerista oo ka bilaabanaysa 11 Abriil ilaa 17 isla bishaasi.

โ€œDowladnimada ayaa waxaa ay ku dhisan tahay kheyraadka uu dalka leeyahay ma jirto dalka ku dhisan deeq la siiyayโ€ waxaa sidaasi yiri Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha C/naasir Gaarane.

Previous Post

Maalinta Qaaxada Aduunka oo Muqdisho lagu xusayโ€ SAWIRROโ€

Next Post

Ciidammada Ammaanka oo howlgal ka Sameeyay Jowhar

Next Post
Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo laga hadlay

Ciidammada Ammaanka oo howlgal ka Sameeyay Jowhar

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In