Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaradda Duulista iyo Gadiidka Hawada Oo Ka Hadashay Shilkii Diyareed Ee Ka Dhacay Garoonka Aadan Cadde

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasaradda Duulista iyo Gadiidka Hawada Oo Ka Hadashay Shilkii Diyareed Ee Ka Dhacay Garoonka Aadan Cadde
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Duulusta iyo Gaadiidka Hawada Xuumadda Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jingeli oo Shir Jaraaid ku Qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ayaa sheegay Diyaarad Rakaab ah oo ay Leedaha Shirkadda Daalo Airlen oo ka duushay Garonka Aadan Cadde ay soo wajahaday Cilad taas oo ku qasabtay Kabtan Diyaaradda Waday in uu Si Dag Dag ah u soo dajiyay waxyar kadib markii ay hawada ku jirtay.

“Hadda waxa la sheegay waa Hordhac Baaris ayaa Socota marka ay dhamaatana dag dag ayaan bulshada soomaaliyeed ula wadaagi doonaa”Sidaasina waxaa Saxaafadda ku yiri Wasiirka Duulista iyo Gaadiidka Hawada Mudane Cali Axmed Jaamac Jengali

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Maareyaha Heyadda Duulista Iyo Saadaasha Hawada Oo Isna Ka Hadlay Shilkaasi ayaa sheegay in hadda arinta ay gacanta ku hayaan Ciidamada Amaanka Barrisna ay Socoto haddana aan laga hordhici karin.

“81 Rakaab ah ayaa la socday Diyaaradda markii ay 10,000Fit  (Toban Kun oo Fiit) ayaa Kabtanka Diyaaradda nala soo xiriiray naguna wargaliyay in cillad Degdeg ah jiro kadibna garoonka ayuu ku soo laabtay,waxaan aragnay dhaawac soo gaaray Diyaaradda dhamaan rakaabkii waan dajinay Qof kamid ah ayaa la waayay hadana Qofkaas la waayay oo meydkiisa dib laga helay ayaa baaris ku socotaa wana soo gudbin doonaa inasha allaah”Sidaasi waxaa Yir C.waaxid Sh Cumar Mareeyaha Heyadda Duulista Iyo Saadasha Hawada.

Taliyaha Nabadsugidda Qaranka Gen C.raxmaan Tuuryare iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Gen Maxamed Sh Ayaa ku sugnaa garoonka Diyaaradaha iyadoo ay socoto Baaris ku aaddan sidii loo Ogaan lahaa Sababta Shikaasi Dhalisay.

Previous Post

Dadaalo lagu dhisayo rugta ganacsiga galmudug oo cadaado ka socda + Sawirro

Next Post

Guddiyada joogtada ee Baarlamanka Arrimo Kale Duwan Maanta Ka Hadlay Iyo kal-fadhiga 7aad Oo La Mudeeyay xiliga Uu xirmayo

Next Post
Kulanka Baarlamaanka oo su’aalo lagu weydiiyay wasiirka Maalliyadda

Guddiyada joogtada ee Baarlamanka Arrimo Kale Duwan Maanta Ka Hadlay Iyo kal-fadhiga 7aad Oo La Mudeeyay xiliga Uu xirmayo

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In