Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Beyle oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiir Beyle oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr: C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed maadaama ay Maanta ku began tahay 1-da May Maalinta Shaqaalaha aduunka.

โ€œWaxaan u hambalyeeynayaa Shaqaalaha Soomaaliyeed oo Har iyo Habeen u dhabar adeega shaqada Qarankaโ€ayuu yiri Beyle

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Wasiirka ayaa guul ku tilmaamay in Xukuumadda ay ku guuleysatay bixinta Mushaaraadka Shaqaalaha Dowlada,ย taasoo sababtay in horumar badan uu dalka ku talaabsado.

โ€œWaxaa sharaf ii ah aniga iyo Xukumaddaan aan Wasiirka Maaliyadda ka ahay in aan ku guuleysanay bixinta mushaaraadkii Shaqaalaha Dowladda, Shaqaaluhu waa laf dhabarta Dowladda, horumar walba oo aan gaarno iyaga ayaa hormuud u ahโ€.

Dr: C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa Shaqaalaha Dowlada waxay gudoonsiiyeen Shahaado sharaf 30/1/2018 kii, iyagoo ugu gartay inay ku sharfaan Hormarada dhinaca dhaqaalaha oo Wasaaradda Maaliyadda ay sameysay tan iyo markii uu xafiiska la wareegay.

Dabbaaldegga Xuska Munaasabadda shaqaalaha dunida ย 1da may ee sanadkaan 2018 ee dalkeenna Soomaaliya waxay ku soo beegantay xilli Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay waddo Barnaamij ballaaran oo lagu xaqiijinayo Tirada dhabta ah ee Shaqaalaha rayidka ah iyo tayadooda.

Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa yiri โ€œ In la helo tirakoobka saxda ah ee shaqaalaha dowladda waxay inoo suurta galinaysaa xaqiijinta tirada iyo tayada shaqaale aan haysanno inta ay la egtahay,iyo in aan Shaqaalaha rayidka ah ee dowladda aan u diyaarinno sidii ay ula falgali lahaayeen shaqaalaha aduunyaddaย  si aan u noqonno dawladd ka dhabaysay isla xisaabtankaโ€.

Previous Post

Wasaaraddaha Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya iyo Jabuuti oo Heshiis gaaray

Next Post

Farriinta Madaxweynaha: Maalinta Shaqaalaha Adduunka

Next Post
Farriinta Madaxweynaha: Maalinta Shaqaalaha Adduunka

Farriinta Madaxweynaha: Maalinta Shaqaalaha Adduunka

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In