Saturday, July 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Beyle oo sharaxay waddada loo marayo deyn cafinta Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Shirka arrimaha Maaliyadda oo ka furmaya Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sharaxay waddada loo marayo in ugu dambeyn Soomaaliya laga cafiyo deymaha iyo cidda deymaha ku leh.

Wasiir Beyle oo u warramay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in haatan ay meel gebo gebo ah mareyso deyn cafinta Soomaaliya

Related posts

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026

“Saddex qeybood aya lacag nagu leh, kuwaasi oo kala ah baananka adduunka, hay’adda lacagta aduunka IMF iyo bankiga horumarinta Afrika, iyaga ayaa hormuud ka ah arrintan, iyagana ayaana sameeyay dariiqa deyn cafinta Soomaaliya” ayuu yiri Wasiir Beyle oo hadalkiisa ku daray in “IMF iyo Bangiga adduunka ay soo saareen qaraarkooda waxa uu yahay ee ah in Soomaaliya ay muteysatay in deynta laga cafiyo, maadaama ay fulisay wixii looga baahnaa”

Wasiirka ayaa tilmaamay in hadda wixii ka dambeeya ay madaxda saddexda banki yeelan doonaan shirar gaar ah oo ay kaga hadlayaan sidii Soomaaliya ay deynta uga cafin lahaayeen.

Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday in 27-ka bishan ay magaalada Washington ee dalka Mareykanka kula kulmi doonaan madaxda bangiga adduunka oo ay halkaasi ku soo kala saxiixan doonaan heshiis ku saabsan deyn cafinta Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa bogaadiyay hadalkii shalay ka soo yeeray Bankiga aduunka iyo hay’adda lacagta aduunka ee IMF ta ee ku aadanaa in Soomaaliya ay mudantahay in laga cafiyo deymaha faraha badan ee lagu leeyahay,

 

Previous Post

Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo oo kormeeray xarunta ciidanka xoogga ee Balad Xaawo “SAWIRRO”

Next Post

Warbixin: Dowladda iyo Xorriyadda Saxaafadda

Next Post
Warbixin: Dowladda iyo Xorriyadda Saxaafadda

Warbixin: Dowladda iyo Xorriyadda Saxaafadda

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

Musharrax JSP ee Galmudug oo socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud

July 24, 2026
0

Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

Dowladda iyo Hey”adda CARE oo ka wada hadlay taageerada qorshaha Qaran

July 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Waxbarashada XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

July 24, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In