Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Cabdullaahi Colaad: “Bandhig dhaqameedkii soo nooleynta dhaqanka berri ayaa la soo xirayaa”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir Cabdullaahi Colaad: “Bandhig dhaqameedkii soo nooleynta dhaqanka berri ayaa la soo xirayaa”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdishu Somalia – Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, waxa ay qabaneysaa maalinka Isniinta ah 7 September 2015, bandhig dhaqanka iyo fanka ah, kaas oo lagu soo bandhigi doono waxqabadka Wasaaradda ee ololaha soo nooleyta dhaqanka iyo fanka Soomaaliyeed, kaas oo Wasaaraddu ay muddo afar bilood ah ka wadday koofurta iyo bartamaha dalka, gaar ahaan gobolada Banaadir, Shabeelada Dhexe iyo Shabeelada Hoose.

Bandhigan ayaa lagu soo gudbin doonaa waxqabadka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee soo nooleynta dhaqanka iyo fanka Soomaaliyeed, ayada oo lagu soo bandhigi doono dhallinyaro loo tababaray fanka, farshaxanka, sawir-gacmeedka, cayaaraha iyo heesaha.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiisku , waxay muddadii la soo dhaafay aad isugu howshay soo nooleynta iyo xoojinta dhaqankii dhaawucu gaaray, taas oo loo maray bandhigyo kala duwan oo dhaqanka la xiriira, oo lagu qabtay degmooyinka gobolka Banaadir iyo gobollada dalka qaarkood” ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble.

Ujeedada Bandhigan laga leeyahay ayaa ah in la muujiyo sida Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ay xoogga usaareyso wacyigalinta bulshada Soomaaliyeed, sare u qaadista fanka iyo dhaqanka Soomaaliyeed, tababaridda dhallinyarada ee dhinaca fanka iyo dhaqanka iyo in fursado loo abuuro dhallinyarada si  ay ugu helaan fursad waxyaabaha ay ku haminayaan in ay noqdaan mustaqbalka.

Waa barnaamij lagu horumarinayo adeegyada bulshada ee dowladda iyo xoojinta dowladnimada Soomaaliyeed, taas oo lagu gaarayo hirgelinta barnaamijyo dadka ay ayagu arki karaan wax qabadka dowladda gaar ahaan kan Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee ku aaddan soo nooleynta dhaqanka iyo fanka Soomaaliyeed.

Previous Post

Madaxweynaha: ‘’Ilaalinta sharciga waa furaha lagu gaari karo dowladnimo hufan oo cadaalad iyo sinaan ku dhisan’’

Next Post

Akhriso: Ra’iisul wasaaraha oo Cabdi Jiinow u magacaabay xil cusub

Next Post
Akhriso: Ra’iisul wasaaraha oo Cabdi Jiinow u magacaabay xil cusub

Akhriso: Ra'iisul wasaaraha oo Cabdi Jiinow u magacaabay xil cusub

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In