Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali- Xoosh ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad ay qeyb ka ahaayeen masโuuliyiinta Dowladda Federaalka ah, xubno sare oo Hay’adaha Qaramada Midoobay ka tirsa, Diblomaasiyiin taas oo lagu soo dhoweynayey Safiirka cusub ee Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Amb. Richard H. Riley, haka lagu sagootiyey kuxigeenkii howlgalka Mr. Shane L. Dixon.