Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Wasiir Dhuubow “Dib u dhis ayaan ku sameyneynaa garoonka kubadda cagta ee Benaadir” SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Wasiir Dhuubow “Dib u dhis ayaan ku sameyneynaa garoonka kubadda cagta ee Benaadir” SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in dib u dayactir guud lagu sameyn doono garoonka kubadda cagta ee banaadir stadium, iyadoo ku baaqday in laga wada qeyb qaato soo dhaweynta loo sameynayo cayaartooyda da’yarta ah ee Qatar ku sugan.

Wasiir ku-xigeenka Isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Aadan Dhuubow oo uu wehliyo Agaasimaha waaxda isboortiga ee Wasaaradda iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda iyo bahda isboortiga ayaa maanta kormeer howleed ku tegay garoonka kubadda cagta benadir stadium ee degmada halkaasi, halkaasi oo uu ugu kuurgalayay xaaladda guud ee garoonka iyo bur burka meelo qaar ka jira garoonka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Mudane Cismaan Aadan Dhuubow Wasiir ku-xigeenka Cayaaraha iyo dhallinyarada ee Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaaradda ay dhawaan bilaabi doonto dhismo guud oo xagga garoonka ah, si loo xoojiyo xagga amniga iyo dhanka adeegyada ay u baahanyihiin dadka u soo daawasho tega garoonka..

Wasiirka ayaa ugu baaqay dowladda iyo bahda isboortiga in soo dhaweyn iyo hab maamuus Qaran loo sameeyo da’yarta Soomaaliyeed ee dhawaan ka qeyb galay tartan kubadda cagta ah ee lagu qabtay dalka Qatar, kaasi oo ay ka soo hooyeen magac weyn, loona baahanyahay in la dhiiri geliyo cayaartooda mustaqbalka leh…

Wasiir ku-xigeenka Isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Aadan Dhuubow oo kormeer ku tegay garoonka kubadda kolleyga ee Wiish ayaa sheegay in Wasaaraddu aysan ogolaan doonin dhismo sharci darro ah oo laga dhistay qeybta dabaasha iyo qeybta xafiisyada ee garoonka, isagoo digniin u diray dadka dhistay garoonka ex-luujino iyo kan Waamo ee degmada Boondheere ku yaalla.

vlcsnap-2016-02-14-05h35m16s27 vlcsnap-2016-02-14-05h59m48s177 vlcsnap-2016-02-14-06h00m04s60 vlcsnap-2016-02-14-06h01m13s207 vlcsnap-2016-02-14-06h01m37s241  vlcsnap-2016-02-14-06h01m54s135 vlcsnap-2016-02-14-06h02m10s20 vlcsnap-2016-02-14-06h02m54s210 vlcsnap-2016-02-14-06h06m48s247 vlcsnap-2016-02-14-06h06m54s86 vlcsnap-2016-02-14-06h07m08s197 vlcsnap-2016-02-14-06h08m32s13 vlcsnap-2016-02-14-06h08m42s111 vlcsnap-2016-02-14-06h08m47s194 vlcsnap-2016-02-14-06h09m02s54 vlcsnap-2016-02-14-06h09m25s64 vlcsnap-2016-02-14-06h09m34s126 vlcsnap-2016-02-14-06h09m58s133 vlcsnap-2016-02-14-06h10m12s23

Previous Post

Shir ku saabsan sharciga qaabsiyaasadeedka Qaranka ee Kaalmada oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Michael Keating oo Baydhabo kula kulmay Madaxweynaha maamulka K/Galbeed

Next Post
Michael Keating oo Baydhabo kula kulmay Madaxweynaha maamulka K/Galbeed

Michael Keating oo Baydhabo kula kulmay Madaxweynaha maamulka K/Galbeed

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In