Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir ku saabsan sharciga qaabsiyaasadeedka Qaranka ee Kaalmada oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Shir ku saabsan sharciga qaabsiyaasadeedka Qaranka ee Kaalmada oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka wadatashiga Qaran oo uu ka qeyb galay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Cadaaladda, xubno ka socday Wasaaraddaha Cadaaaladda maamul gobaleedyada dalka ka jira , howlwadeenno ka socday Wasaaradaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida, waxaana looga arinsanayay labada maalin uu socda qabyo qoraalka qaab siyaasadeedka Qaranka ee kaalmada sharciga ah.

Ka qeybgalayaasha Wadatisha Qaran ayaa si weyn aragtidooda ku biirin doona qaab siyaasadeedka Qaranka ee Kaalmada Sharciga iyo sidii wada shaqeyn Wanaagsan ay u dhexmari lahayd, Wasaarada Caddaaladda dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul gobaleedyada ahaatan jira,

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Xoghayaha Joogta Wasaaradda Caddalaadda dalka Dr Ismaaciil Jimcaale oo furay shirka ayaa faafahin ka baxiyay ahmiyada uu leeyahay wadatashigan qaran,

“Shirkan waa rabaa in uu noqdo mid aad talo ku soo biirisaan, runtii juhdi badan ayaan ku bixinay in la diyaariyo sharcigan, tan koowaad ee aan rabno waxa ay tahay in la helo fikirkiina oo aad talo ku yeelataaan, tan labaad waxa ay tahay in la abuuro wada shaqeyn caafimaad qaba, marka muddada labada cisho ah ee uu socda waxaan idinka rabnaa in aad door ku yeelataan qabyo qoraalka sharcigan” ayuu yiri Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda.

1 3 4 5 6 7 9 10 11 12 13

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiir Dhuubow “Dib u dhis ayaan ku sameyneynaa garoonka kubadda cagta ee Benaadir” SAWIRRO

Next Post
Wasiir Dhuubow “Dib u dhis ayaan ku sameyneynaa garoonka kubadda cagta ee Benaadir” SAWIRRO

Wasiir Dhuubow "Dib u dhis ayaan ku sameyneynaa garoonka kubadda cagta ee Benaadir" SAWIRRO

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In