Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Axmed Cismaan Diiriye, ayaa daah-furay shir looga hadlayay Istaraatiijiyada adeega 5G,kaa oo ay ka qeyb galeen xubnno ka socoday xarumaha Isgaarsiinta dalka.
Wasiir Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta ” Adeega 5G waxa uu ka qeyb qaadan doonaa suuq xorta ah iyo amniga Qaranka”
Maareeyaha guud ee hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Mustaf Yaasiin Sheekh,ayaa ka warbixiyey Nuxurka adeega 5G,ayaa sheegay in adeegaan uu faa’iido badan u leyahay hormarka Waxbarashada, Ganacsiga iyo guud ahaan dalka,waxa uunna tilmaamay in muddo dhaw adeegaan lagu baahin doono guud ahaan dalka.
Waxa uu sheegay in muddada uu mudada uu shirkaan socdo looga doodi doono sidii adeeg Internet ah oo tayo sare leh u heli lahayeen Bulshada Soomaaliyeed.