Monday, August 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Jaamac oo ka qeybgalay munaasabadda Bandhigga Waxqabadka Hay’adda Isgaarsiinta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiir Jaamac oo ka qeybgalay munaasabadda Bandhigga Waxqabadka Hay’adda Isgaarsiinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka Hey’adda Isgaaraiinta Qaranka, waxaana ku wehliyey Wasiiru-dowlaha Wasaaradda mudane Axmed Cismaan Diiriye, Wasiir-kuxigeenka mudane Xuseen Axmed Culusow, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdicasiis Duwane Isaaq iyo Maareeyaha Guud ee Hey’adda Isgaaraiinta Qaranka.

Ujeeddada munaasabadda ayaa ahayd in dib loo milicsado, isla markaana la soo bandhigo horumarradii ay gaartay Hey’adda Isgaaraiinta sanadka dhammaanaya ee 2023-da.

Related posts

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

August 3, 2026
Shirweynaha Istaraatiijiyadda Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC) oo galay maalintiisa 2aad

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC) oo galay maalintiisa 2aad

August 3, 2026

Munaasabaddan ayaa lagu soo bandhigay muuqaal ka hadlaya waxqabadka sanadkaan sii dhamaanayo, waxaana abaalmarino kala duwan la siiyo Shaqaalaha ka soo shaqeeyey hawshaan baaxadda leh.

Maareeyaha Guud ee Hey’adda Isgaaraiinta Qaranka Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh ayaa soo bandhigay Guulaha ay gaareen, waxa uuna amaanay hoogaanka Wasaaradda oo ugu horreeyo Wasiirka oo lagu shaqeeyey talada iyo tusaalihiisa.

Ugu danbeyn munaasabaddaan waxaa soo xiray Wasiirka Isgaaraiinta iyo Teknoolojiyadda Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif oo sheegay in guulaha ay Hey’adda gaarto ay ku timid iskaashi iyo wadashaqeyn waxa uuna boggaadiyey Maareeyaha iyo hawlwadeenada Hey’adda oo qabtay shaqo ballaaran.

Previous Post

Madaxweyne ku-xigeenka 2aad ee Jubbaland oo qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga Kenya

Next Post

Horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay howlgallo qorsheysan

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay howlgallo qorsheysan

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo dhaweeyay Wafdiga ka socday Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika

August 3, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta...

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC) oo galay maalintiisa 2aad

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC) oo galay maalintiisa 2aad

August 3, 2026
0

Shirweynaha Istaraatiijiyadda Dardar-gelinta iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Fududeynta Ganacsiga (NTFC), oo uu daah furay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Laascaanood kula Kulmay Isimmada Dhaqanka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Laascaanood kula Kulmay Isimmada Dhaqanka Waqooyi Bari

August 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Isimmada dhaqanka ee deegaannada...

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulan lagu hirgelinayo Nidaamka Qaran ee digniinta hore ee Khataraha

August 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Arrimaha Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In