Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204, kadib markii uu tartanka doorashada ee ka dhacday Baydhabo ka tanaasulay Cabdirisaaq Cabdullaahi, oo ahaa musharraxii la tartamayay Wasiir Jaamac.
Guddiga ayaa ku dhawaaqay in Wasiir Jaamac uu ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204.











