Thursday, May 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Ku Xigeenka Beeraha Dalka Oo Deeq Raashin Ah Gaarsiiyay Qoysaskii Ka Soo Cararay Yemen “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiir Ku Xigeenka Beeraha Dalka Oo Deeq Raashin Ah Gaarsiiyay Qoysaskii Ka Soo Cararay Yemen “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dadka ka soo qaxay dagaalada dalka Yemen ee deegaanka ka dhigtay safaaradda dowladda Yemen ay ku leedahay magaalada Muqdisho oo iyagoo dhawaanahaanba xaaladooda ay liidatay ayaa maanta waxaa deeq raashin ah gaarsiiyay wasiir ku xigeenka beeraha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Casiis Saalax Carmaan.

safaaradda ayaa waxaa degaan ka dhigtay dhowr boqol oo qaxooti Yemeniyiin ah iyo sidoo kale mawaadiniin Soomaaliyeed oo dalka Yemen ka soo qaxay waxaana safaaradu ay sheegtay in daruufo adag ay ku noolyihiin qoosaskaasi una baahan yihiin caawinaad ay ka helaan walaalaha Soomaaliyeed.

Related posts

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026

qunsulka Yemen ee Somalia ayaa uga mahad celiyay wasiirka deeqda uu gaarsiiyay qoosaska qaxootiga ku ah safaaradda waxaana uu xusay in dadkaasi ay u baahan yihiin dadaal intaa ka badan.

Gudoomiyaha degmada Shangaani ee gobolka banaadir Siciid Cabdul qaadir ayaa ka hadlay ayaa u mahad celiyay wasiirka iyo hay,adaha caawinaya qaxootiga waxaana uu intaa ku daray in hay,adaha uu ka codsanayo in la gar gaaro qaxootigaas.Cod

“dad dhibaateysan ayaa dagan safaaradda Yemen waxaana ka codsaneynaa hay,ada dhan in dadkaa la soo caawino sidoo kale waxaan weydiisaneynaa dadka wax haysta in haweenka caruurta iyo dhalinyarada aan shaqeyn ay wax u qabtaan “ayuu yiri gudoomiyaha.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdi casiis Saalax Carmaan ayaa ugu dambeyn ka hadlay deeqda halkaa uu gaarsiiyay waxaana uu u mahad naqay hay,ado uu sheegay in ay ka soo jawaabeen cosdi uu u diray oo ahaa in la caawiyo dadka qaxootiga ah .

“Safaaradda Yemen waxaan ku nimid qaylo dhaan ayaan dhexdaas ah ka soo yeertay dadka dhibaateysan marka qaylo dhaantaas ayaan ku soo baxnay waxaan mahad u celinayaa anagana aan codsi u dirtay hay,ada Gifti waxaan rabaa fursadaan in aan uga faa,iideysto safaaradda Yemen dadka ku jira arintaan in aysan noqon mid mashruuc ah oo dadkaan xaafadaha magaalada la dajiyo arintaa waa muhiim”ayuu yiri wasiir Carmaan .

vlcsnap-2016-03-29-13h40m25s156 vlcsnap-2016-03-29-13h40m34s241 vlcsnap-2016-03-29-13h40m45s100 vlcsnap-2016-03-29-13h41m01s2 vlcsnap-2016-03-29-13h41m29s28 vlcsnap-2016-03-29-13h41m37s104 vlcsnap-2016-03-29-13h41m44s174

Previous Post

Ajaaniib shabaab ah oo lagu qabtay Galmudug, Aqriso wadamada ay ka soo jeedaan

Next Post

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Hadlay Horumarka Amniga Caasimadda

Next Post
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Hadlay Horumarka Amniga Caasimadda

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Hadlay Horumarka Amniga Caasimadda

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐞𝐲 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲a𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐢𝐧𝐢

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐞𝐲 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲a𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐢𝐧𝐢

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In