Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigeenka Caafimaadka iyo Taliyaha CXD oo tababar usoo xirey 81 dhaqaatiir ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigeenka Caafimaadka iyo Taliyaha CXD oo tababar usoo xirey 81 dhaqaatiir ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

ku dhawaad 81 Howlwadeenno Caafimaad ah ayaa ka mid noqday Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya kuwaasi oo si Mutadacnimo ah ugu mid noqday Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

 

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Dhallinyaradaani ayaa isugu jira Kalkaaliyaal, Sheebaaristayaal iyo Dhaqaatiir kuwaasi oo si mutadawacnimo ah ugu biiray ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Saciid oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe iyo Abaandullaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya   Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa ka qeyb galay Munaasabad tababar loogu soo xerayay dhalinyaradaani.

Madaxa Hogaanka Caafimaadka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gaashaanle dhaxe Mahad Cabdullahi Shiine iyo Jeneraal Xasan Mahdi Madaxa Hogaanka Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in dhalinyaradaani maanta tababar uu u dhamaaday ay ka mid yihiin dhalinyaro baratay Culuumta Caafimaadka isla Markaana ka mid noqday Ciidanka Xoogga Dalka.

Abaandullaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo Guuto Odowaa Yuusuf Raage  ayaa sheegay in Dhaqaatiirta Maanta uu u dhamaaday tababarka ciidan  ay ka howlgali doonaan dhamaan gobolada dal halkaasi oo ay ka socdaan howlgalada dalka looga xureynayo nabadiidka Al-shabaab.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe waxa uu sheegay in Ardayda Aqoon yahanada ah in ay u Abuuri doonaan Fursado Shaqo ah

Wasiir Ku xigeenka Caafimaadka Xukumada Soomaaliya Maxamed Saciid Cabdullahi ayaa tilmaamay wasaarada Caafimaadka ay ka howlgali doonto Goobaha Cadowga Al-shabaab laga xureeyo

Munaasabada ayaa shahadooyin waxaa lagu gudoonsiiyay Ardeydii kaalimaha ugu horeeyay ka galay mudadii tababarka uu u socday.

Previous Post

Wasiirka Cadaaladda XFS oo Maanta furay tababar ku saabsan habraaca howl-galinta nidaamka habka dadban ee xallinta Khilaafaadka.”Sawirro

Next Post

Wasiir Oomaar oo beeniyay in loo xeray musuq maasuq “Dhegeyso”

Next Post
Wasiir Oomaar oo beeniyay in loo xeray musuq maasuq “Dhegeyso”

Wasiir Oomaar oo beeniyay in loo xeray musuq maasuq "Dhegeyso"

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In