Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo kormeeray xarunta dhexe ee Shaybaarka Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo kormeeray xarunta dhexe ee Shaybaarka Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya  Dr.  Maxamed Xasan Maxamed  Bulale ayaa  galabta booqasho shaqo ku tagay Xarunta dhexe Shaybaarka Qaranka kaas oo qabta dhamaan howlaha baarista iyo ka hortaga cudurrada iyo dib xaqiijinta Baartaanadda lagasoo qaado dhamaan gooba kala duwan ee Dalka

Wasiirka Ku xigeenka ayaa sidoo kale ka warbixin ka  dhagaystay Maamulka iyo howlwadennada  ka  shaqeeya Shaybaarka Qaranka,  kadibna waxa uu kormeeray dhamaan qaybaha uu ka koobanayahay Shaybaarka iyo qalabka yaalla.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Ugu dambaynti,  Dr Maxamed Xasan Maxamed ayaa shaqalaaha kula dardaarmay in ay dar dargaliyaan howlaha baaxadda leh oo ay uhayaan bulshada Soomaaliyeed  isla markaana mas’uuliyadda saaraan in ay u gutaan si hufan lagunala xisaabtami doono.

Previous Post

Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka ee G/Banaadir oo la kulmay Guddiga qaban-qaabada banbaxa

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah kula qaatay Villa Soomaaliya Safiirka Dalka Itoobiya

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah kula qaatay Villa Soomaaliya Safiirka Dalka Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah kula qaatay Villa Soomaaliya Safiirka Dalka Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In