Friday, July 11, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Difaaca Soomaaliya oo kulan mira dhal ah Nairobi kula qaatay Saraakiil Mareykan ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
April 23, 2024
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka  Difaaca Soomaaliya oo kulan mira dhal ah Nairobi kula qaatay Saraakiil Mareykan ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdifataax Qaasim iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa kulan kula qaatay magaalada Nairobi  ee dalka Kenya Saraakiil sare oo ka socday Wasaaradda Difaaaca Maraykanka.

Kulanka ayaa  diiradda lagu saaray sidiii kor loogu qaadi lahaa Wadashaqaynta Dowladaha Soomaaliya iyo Maraykanka, gaar ahaan dhinacyada amaanka iyo la dagaallanka argagixisada.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

July 10, 2025
Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa Khawaarijta oo isu dhiibay Ciidanka Amniga

Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa Khawaarijta oo isu dhiibay Ciidanka Amniga

July 10, 2025

Taliyaha  Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas  Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa sheegay in kulankaan uu muhiim u yahay sidii loo xoojin lahaa qalabaynta iyo tababaridda ciidanka xoogga  dalka ee hadda ku jira dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta.

Wasiiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdifitaax Qaasim ayaa dowlada Maraykanka uga mahadceliyey sida ay uga go’an tahay garab istaaga dowladda Soomaaliya.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay Heshiis lagu mideynayo qaar kamid ah shirkadaha Korontada bixiya “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay munaasabad lagu dhaqan-gelinayey Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee Soomaaliya |iyo Turkiga

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay munaasabad lagu dhaqan-gelinayey Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee Soomaaliya |iyo Turkiga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay munaasabad lagu dhaqan-gelinayey Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha ee Soomaaliya |iyo Turkiga

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

July 10, 2025
0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta la kulmay Safiirka dowladda Turkiga Soomaaliya u jooga Mudane Alper...

Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa Khawaarijta oo isu dhiibay Ciidanka Amniga

Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa Khawaarijta oo isu dhiibay Ciidanka Amniga

July 10, 2025
0

Maxamed Xuseen Maxamed, oo ka mid ahaa maleeshiyaadka arxanka daran ee Khawaarijta, ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Guutada 23-aad...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ka warbixisay qasaaraha fatahaadaha

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlay abaarta ka jirta Gobalka Awdal

July 10, 2025
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macalin Cabdulle “Xaalada abaarta gobolka Awdal si gaar ah ayaa ula socnay, waxaana ka dowlad...

Duqa Caasimadda oo kulan la qaatay Madaxda Rugta Ganacsiga 

Duqa Caasimadda oo kulan la qaatay Madaxda Rugta Ganacsiga 

July 10, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In