Thursday, February 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga oo Turkiga ku booqday ciidamo la tababbarayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga oo Turkiga ku booqday ciidamo la tababbarayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir kuxigenka difaacaWasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdalla Xuseen Cali, Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga iyo sii haayaha safiirka Soomaaliya ee wadanka Turkiga ayaa maanta booqday ciidamo Soomaaliya loogu tababarayo magaalada Ankara ee dalkaasi Turkiga.

Ciidamadaan dowladda Turkiga ay u tababbareyso Soomaaliya ayaa waxay isugu jira ciidanka Badda, Cirka iyo Dhulka waxaana loo tababarayaa ciidamadaan Saraakiil, Saraakiil ku xigeeno iyo Dable.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

February 11, 2026
Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

February 11, 2026

Mudane Cabdalla Xuseen Cali Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa ciidamadaan ku bogaadiyay tababarkaan ay qaadanayaan wuxuuna kula dar daarmay inay u sii dhabar adeegaan mudada u harsan.

Sidoo kale Wasiir ku-xigeenka ayaa dowladda Turkiga kaga mahadceliyay taageerada ay siiyaan Soomaaliya iyo dadaalka badan oo ay ku bixinayaan Tababbarka iyo dhismaha ciidanka Qaranka Soomaaliya.

Maalmahaan ayaa wadanka Turkiga waxaa howlo shaqo u joogay Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdalla Xuseen wuxuuna halkaas kula kulmay masuuliyiin ka tirsan dowladda Turkiga.

Previous Post

Ciidamada Kenya iyo Maleeshiyaadka Shabaab oo ku dagaalamay deegaanka Kulbiyow

Next Post

Akhriso qormo murugo leh: Maxaa loo dilay?

Next Post
Akhriso qormo murugo leh: Maxaa loo dilay?

Akhriso qormo murugo leh: Maxaa loo dilay?

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon is-weydaarsiga xiriirka Hay’adaha dowladda

February 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray aqoon isweydaarsi hal maalin ah oo ku saabsanaa Habraaca...

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

Guddoomiye ku-xigeenka SoDMA oo qaabilay Christian Saunders

February 11, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan madaxda hay’adda, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Ciraaq

February 11, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ciraaq u qaabilsan...

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo soo dhaweysay xubinimada Golaha Amaanka Midowga Afrika

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo soo dhaweysay xubinimada Golaha Amaanka Midowga Afrika

February 11, 2026
0

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa guusha taariikhiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku guulaysatay in loo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In