Sunday, March 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga XFS oo ka hadlay howlgalo lagu dilay xubno katirsan Argagixisada

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga XFS oo ka hadlay howlgalo lagu dilay xubno katirsan Argagixisada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumaddaย  Federaalka Soomaaliya Cabdifataax Qaasim ayaa ka hadlay howlgalada ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab ee ka socda Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Wasiir oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ย sheegay in Ciidanka dowladda howlgalkii ugu dambeeyay ay ka sameeyeen deegaano hoostega degmada Buulo-burtI ay ku dilay xubno ka tirsan Al-shabaab.

Related posts

๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ง $๐Ÿ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‘๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐‹๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง

March 8, 2026
Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

Waxaa uu sheegay Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga in dagaalo kale oo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan Argagixsada looga qabsaday hub badan oo uu sheegay inย  la soo bandhigay.

Wasiir Cabdifataax ย aya dhanka kale ka warbixiyay in howlgaladii ugu dambeeyay ee Ciidanka dowladda ay ย ka sameeyeen Shabeellaha Dhexe ay kula wareegeen degaano hor le ah isla markaana haatan ay ku sugan yihin ย Ciidanka dowladda, howlagalada lagula dagalamay cadawgana ay sii socon donaan.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigg ayaa Isbitaal shalay ku booqday Askar ka tirsan Guutada 5-aad qeybta 27-aad ee Xoogga dalka oo dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen dagaalkii ka dhacay degmada Buula-burte ee Gobalka Hiiraan.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Golaha Amniga u gudbisay cadeymo muujinaya Duqeynta diyaaradaha Kenya la beegsadeen dad shacab ah oo ku sugnaa Gobalka Gedo

Next Post

Qiimaha maceeshada quutul daruuriga ah oo kor u kacday magaalada jawhar

Next Post
Qiimaha maceeshada quutul daruuriga ah oo kor u kacday magaalada jawhar

Qiimaha maceeshada quutul daruuriga ah oo kor u kacday magaalada jawhar

๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ง $๐Ÿ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‘๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐‹๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง

๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐๐š๐ฒ ๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐๐ก๐š๐ง $๐Ÿ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‘๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐‹๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ž๐ง

March 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya,...

Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

Danjire Cabdixakiim oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Yemen

March 8, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Danjire Cabdixakiin Maxamed Axmad ayaa ka qaybgalay kulan isugu jira soo dhawayn...

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo kormeeray dhismaha ceel-biyood ay yeelanayso Wasaaraddu

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS,Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa maanta kormeeray goobta laga qodayo ceel biyood loogu talagalay...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Ururka Bulshada Bariga Africa

March 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA-TANZANIA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qayb galay Shirweynaha Meertada 25-aad ee Madaxda Dowladaha Ururka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In