Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qiimaha maceeshada quutul daruuriga ah oo kor u kacday magaalada jawhar

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Qiimaha maceeshada quutul daruuriga ah oo kor u kacday magaalada jawhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qiimaha badeecadaha kala duwan ayaa sare kac xooggan ku yimid ka dib markii uu fataahado sameeyey webiga Shabeelle, dadweynaha  ku nool caasimadda maamul goboleedka hir-shabeelle oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in fatahaada webigu khasaare gaarsiisay dalagyadda kala duwan ee beeraha.

Guddoomiyaha ganacsatadda  shabeeladda dhexe  Cumar Xuseen Maxamed ayaa sheegay in fadahaada webigu saamayn ku yeelatay badeecadihii soo geli jiray gobolka, maadama biyihii xireen wadooyinka muhiimka ah ee soo gala magaaladda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xukuumadda Federalka ayaa deeq gurmad raashin ah hore u gaarsiisay dadka ay sameeyeen fatahaadaha webiga Shabeelle.

Previous Post

Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga XFS oo ka hadlay howlgalo lagu dilay xubno katirsan Argagixisada

Next Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hadlay weerar argagixiso oo ka dhacay xeradda Gen Dhaggo badan.

Next Post
Kumaandooska Gor-Gor Oo Bur-Buriyey Fariisimo Argagixisada Ay Ku Lahaayeen Tuulooyin  Ka Tirsan Gobolada Shabeellooyinka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka hadlay weerar argagixiso oo ka dhacay xeradda Gen Dhaggo badan.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In