Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigeenka Maaliyadda xukuumadda F. S. oo dhagax dhigay dhismaha xarunta maamulka Gaalkacyo+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigeenka Maaliyadda xukuumadda F. S. oo dhagax dhigay dhismaha xarunta maamulka Gaalkacyo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda Dowladda Fadaraalka Soomaaliya
Prof: C/llaahi Sheekh Cali “Qalloocoow” iyo mas’uuliyiin ka tirsan kuwa
maamulka Gobalka Mudug ee Puntland ayaa maanta dhagax dhigay xarun la
doonayo in uu ku shaqeeyo Maamulka Dagmada Galkacyo ee Puntland,
iyadoo dhismaha xaruntaan uu qeyb ka yahay Mashaariicda horumarineed ee ay
wasaaradda maaliyaddu ka waddo GoballadaΒ Dalkeenna.

Munaasabadda Dhagax dhigga xarunta Dagmada Galkacyo ee Puntland ayaa
waxaa ka hadlay Duqa dagmada Galkacyo ee Dowlad Gobaleedka
Puntland Maxamuud YaasiinΒ  Axmed (Tumeey) waxaana uu sheegay in ay aad
ugu faraxsan yihiin in loo dhiso xarun cusub oo uu yeesho maamulka
dagmadu maaddaama tii horay ay ugu shaqeeyn jireen ay ku bur burtay
weerar kooxda argagixisidaa ee Al shabaab ay ku qaadeen xaruntoodii
iyo goobo ay lahaayeen dad shacab ah isagoona sidoo kale uga mahad
celiyay dowlada fadaraalka Soomaaliya dhismaha xaruntan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Gudoomiyaha Gobalka MudugΒ  Dowlad Gobaleedka Puntland Xasan Maxamed
Khaliif (Abgaaloow) iyo Madaxa mashruucaan ee wasaaradda maaliyadda
Dowlada fadaraalka Soomaaliya Cali Xaaji Aadan oo iyaguna Goobta ka
hadlay ayaa ugu baaqay kambaniga howsha qabanaya in ay u qabtaan
dhismaha mashruucaan sida loogu tala galay.

Madaxa mashruucaan Cali Xaaji Aadan ayaa xusay in mashruucaan uu yahay mid
lagu tijaabinayo maamulka puntland ee dagmada Galkacyo iyo kambaniga
howsha wada sidaa darteedna looga baahan yahay in xil gooni ah ay iska
saaraan habsami u socodka howshan.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda Dowlada Fadaraalka Soomaaliyeed
Prof; C/llaahi Sheekh Cali “Qalloocoow” ayaa ugu danbeyntii goobta dhagax
dhigga kula hadlay warbaahinta waxaana uu sheegay in dhismaha xarunta
dagmada Galkacyo ee Puntland ay qeyb ka tahay mashruucyo horumarineed
oo ay wasaaraddu ka waddo qaar ka mida Goballada Dalka, Β wasiirka
ayaa ugu baaqay dhalinyarada reer Galkacyo in ay hormuud ka
noqdaan sara u qaadista horumarka iyo Ammaanka Gobalka Mudug.

Previous Post

R/wasaare Kheyre oo gaaray magaalada Baydhabo

Next Post

DAAAWO SAWIRRADA:- Safarka Ra’isulwasaaraha Ee Baydhabo Janaay

Next Post
DAAAWO SAWIRRADA:- Safarka Ra’isulwasaaraha Ee Baydhabo Janaay

DAAAWO SAWIRRADA:- Safarka Ra'isulwasaaraha Ee Baydhabo Janaay

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In