Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo faah faahin ka bixiyay dadaallada Ra’iisul Wasaaraha ee arrimaha doorashooyinka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo faah faahin ka bixiyay dadaallada Ra’iisul Wasaaraha ee arrimaha doorashooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo ka warbixiyey xaaladda ammaan ee dalka ayaa sheegay in maanta ra’iisul wasaare Rooble uu magacaabay guddi gaar ah oo ka soo shaqeeya hir-gelinta amarkii uu dhawaan siiyey ciidamada isku hor fadhiya magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa sheegay in guddigan uu ka shaqeynayan in ciidamada qalabka sida ee isku hor fadhiya qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho, iyagoo aan mucaarad iyo muxaafid kala laheyn dib loogu celiyo xeryahooda, lana soo afjaro ismaan dhaafka maalmahaan ka taagnaa caasimada.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Sidoo kale Mudane Cabdiraxmaan Al-Cadaala waxa uu sheegay inay jiraan siyaasiyiin diidan inuu shaqeeyo amarkii ra’iisul wasaaraha, isagoo uga digay siyaasiyiintaas dhaqdhaqaaqyada aan u adeygeyn danta guud ee umadda Soomaaliyeed.

Halkaan hoose ka Daawo

https://www.facebook.com/113733552015967/posts/3905295189526432/

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka ugu yeeray madaxda Maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Qatar “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Qatar “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Qatar “SAWIRRO”

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In