Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Shiinaha iyo Afrika

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Shiinaha iyo Afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashigab Caalamiga Prof. Abdullahi Sheikh Ali (Qalloccow) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb galay shirweynaha Iskaashiga Horumarinta dhaqaalaha ee Shiinaha iyo dowladaha qaaradda Afrika oo ka dhacay caasimadda Shinaha ee Beyjiin.

Sidoo kale Shirkaas waxaa ka qeyb galay Wasiiro iyo saraakiil Sar sare oo ka socday 53-da dowladood ee Qaraarada Afrika,Waxaana siweyn looga hadlay sidii loo xoojin lahaa is-kaashiga dhaqaale ee u dhaxeeya Shiinaha iyo Dowladaha Africa.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Dhanka kale Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xirriika Caalamiga oo Shirkaas Wakiil kaga ah Dowladda Soomaaliya ayaa kulan gaar ah halkas ku la qaatay Wasiirrada Afrika qaarkood uuna kala hadlay xiriir iskaashi oo saldhig looga dhigayo Qorshaha saddexda sano ee 2017-2019 oo dhowaantan Dowladda Sommaaliyeed ay soo bandhigtay.

Shirka ayaa wax uu daba jogaa shirkii Madaxweynayaasha Dowladaha Africa ee dhawaan ka dhacay dalka Koonfur –Africa kaa soo looga hadlay Africa iyo shiinaha Iskaashiga Dhaqaale ee u Dhaxeeya

Previous Post

Masar oo raashiin gargaar ah ku wareegisay Soomaaliya

Next Post

Madaxweyne Erdogan oo eedeeyay sarkaal ka tirsan ciidamada Mareykanka

Next Post
Madaxweyne Erdogan oo eedeeyay sarkaal ka tirsan ciidamada Mareykanka

Madaxweyne Erdogan oo eedeeyay sarkaal ka tirsan ciidamada Mareykanka

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In