Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada Koonfur Galbeed oo daah furay shir ku saabsan diyaarinta qorshaha istaraatiijiyadda Waxbarashada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada Koonfur Galbeed oo daah furay shir ku saabsan diyaarinta qorshaha istaraatiijiyadda Waxbarashada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Koonfur Galbeed ayaa daah furey kulan ku saabsan wadatashiga Waxbarashada iyo diyaarinta qorshaha istaraatiijiyadda Waxbarashada.

Mudane Cabdifataax Isaaq Maxamed Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ujeedka kulanka uu ahaa mid wadatashi ah oo lagu diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada shanta sano ee soo socoto, isla markaana aan oga gol leenahay in la horumariyo Waxbarashada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiir ku-xigeenka ayaa xusay in xog aruurin lagu sameeyay dhibaaatooyinka heysta bahda Waxbarashada Koonfur Galbeed, loona baahanyahay in xal waara laga gaaro dhibaatooyinka ka jirta dhanka Waxbarashada, maadaama Dowlad Goboleedyada loo madax baneeyay inay diyaarsadaan baahiyaha Waxbarasho ee ka jirta deegaannada Koonfur Galbeed.

“Shirka waxaa ka soo qeyb galay  bahda Waxbarashada, quburo ka socday Wasaaradda iyo aqoonyahano kale, waxaaana diiradda ku saareynaa sidii loo heli lahaa istaraatiijiyadda Waxbarashada oo xal u noqoneysa horumarinta tayada Waxbarashada, anaga oo kala hormarineyno baahiyaha ka jirta deegaannada Koonfur Galbeed”. Ayuu yiri mudane Cabdifataax.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in shirkii lagu soo gabo gabeeyay Garoowe, la isku afgartay in Dowlad Goboleedyada loo madax baneeyo qaadista imtixaanka dugsiyada Sare si loo daadajiyo adeegyada Waxbarashada, isla markaana ay dowladda Federaalka kor ma maamusho hanaanka loo qaadayo imtixaanka.

Previous Post

Dhagayso Barnaamijka u Fiirso Fankaaga

Next Post

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Next Post
Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In