Dhagayso Barnaamijka u Fiirso Fankaaga oo lagu waraysanayo Fanaan Cumar Dhuule Cali. Waxaana Barnaamijkan oo uu daadihinayo Wariye Idiris Xasan Diiriye uu ka baxay Radio Muqdisho 18-09-1975-kii.
Halkan ka dhageyso Barnaamijka
Dhagayso Barnaamijka u Fiirso Fankaaga oo lagu waraysanayo Fanaan Cumar Dhuule Cali. Waxaana Barnaamijkan oo uu daadihinayo Wariye Idiris Xasan Diiriye uu ka baxay Radio Muqdisho 18-09-1975-kii.
Halkan ka dhageyso Barnaamijka
Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, iyagoo ka...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa xarunta Madaxtooyada Baydhabo kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee...
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Mudane Axmed Xuseen Cilmi, ayaa ka qeybgalay Shirka Sannadlaha ah ee looga hadlayo “Ilaalinta...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay fuliyay howlgal qorsheysan oo laga sameeyay na-waaxiga deegaanka Moora-Gaabeey, oo 37 KM u jirta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho