Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha oo kormeeray goobo loogu talogalay in lagu xanaaneeyo Xoolaha’SAWIRRO’

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha oo kormeeray goobo loogu talogalay in lagu xanaaneeyo Xoolaha’SAWIRRO’
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa ee xukuumda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Maxamed Gaarane oo ay weliyaan qaar kamid ah agaasimahasha wasaaradda ayaa maanta booqashu ay u ugu kuurgalaya howlaha dhoofinta xoolaha ku tagay xafiiska laga dhoofiyo xoolaha ee Dekadda magaalada Muqdisho.

Wasiirka iyo mas’uuliyiintii la socday ayaa mid mid u kormeeray qaybaha kale duwan xafiiskaaasi sida qeybta lagu hubiyo caafimaadka Xoolaha la dhoofinayo iyo daryeelkooda.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Kormeerka kadib ayaa waxaa ay kulan xogwareysi ah la yeesheen maamulka iyo shaqalaha xafiiska dhoofinta xoolaha ee Dekadda Muqdisho Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimahasha.

Mudane Cabdinaasir Garane ayaa sidoo kale kormeeray xarun lagu beeray Dhir garaysa 1450 Geed oo loogu talaga galay in loo qaybiyo bulshada ku nool gobalada Shabeelaha Hoose iyo gobaolka Banaadir tobaddaka dhir beeriska Soomaaliyeed ee ku beegan 27 bisha Abriil.

Cismaan Cabdi oo ka mid ahaa dadka dhirtaasi beerayey gobtaasi ayaa Wasiir ku xigeenka kaga warbixiyey tiradda Dhirtaasi iyo nuucyadeedda ay ka kooban tahay.

Agaasimaha maaliyadda ee wasaardda xanaanadda Xoolaha ,Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya oo warbaahinta Qaranka la hadalay ayaa tilmaamay in dhirto ay ahmiyad weyn u leedahay noolaha guud ahana , loona bahan yahay dadka Soomaaliyeed ay ka qeyb qaataan beerista Dhirta.

Wasiir ku-xigeenka xanaanada xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ayaa mudane Cabdinaasir Maxamed Gaarane oo warbahinta qaranka kula hadalay goobta ay ka socday beerista dhirta ayaa ka sheekeyey ahmiyadda ay leedahay wasaaradda iyo kaalinta ay kaga jirto ayna ku dadaali doonaa sidiii xoolaha Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen suuqyo cusub oo loo iib geeyo.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA
Sawir Qaade: Maxamed Cabdulaahi Fereysane

Previous Post

Taliska Ciidanka ilaalada deegaanka Xamar oo soo bandhigay wax qabadkooda”SAWIRRO”

Next Post

Jeneraal Muungaab oo Maanta Nairobi Kula Kulmay Hay’ado Caalami ah “SAWIRRO”

Next Post
Jeneraal Muungaab oo Maanta Nairobi Kula Kulmay Hay’ado Caalami ah “SAWIRRO”

Jeneraal Muungaab oo Maanta Nairobi Kula Kulmay Hay'ado Caalami ah "SAWIRRO"

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In