Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha: “Waxaan qorsheynaynaa inaan dib ula wareegno xarumihii Wasaaradda”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha oo kormeeray goobo loogu talogalay in lagu xanaaneeyo Xoolaha’SAWIRRO’
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka xanaanada Xoolaha dirta iyo daaqa ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta booqasho uu ugu kuurgalayo howlaha dhoofinta Xoolaha ku tegay  dekedda Muqdisho, gaar ahaan qeybta uu ku yaala Maxjarka xoolaha laga dhoofiyo halkaasi oo kulamo kula leeyahay mas’uuliyiinta maxjarka xoolaha.

Mudane Cabdinaasir Maxamed Gaarane oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in xarumihii ay lahayd Wasaaraddu ay gacanta ugu jiraan shaqsiyaad gaar ah, ayna ku dadaalayaan sidii dib loogu soo celin lahaa gacanta Wasaaradda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Wasaaraddu xarumaheeda way dayacanyihiin, ayna u baahantahay in Wasaaradda iyo ganacsadatada ay iska kaashadaan sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa, isla markaana xarumihii ay Wasaaraddu lahayd qaar ka mid ah waa la dagay, halka kuwa kalena ay qorsheyayaan inay kala goos goostaan oo ay dhismooyin ka sameystaan, balse aan loo dulqaadan doonin, dadka arrimaha nuucaasi oo kale ah ku dhaqmaya” ayuu yiri Cabdinaasir Gaarane.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Mudane Cabdinaasir Maxamed Gaarane ayaa xusay inay wadaan qorshe lagu tirakoobayo dhaqaatiirka xoolaha ee ka howlgallada dalka,  si loo howlgeliyo, isla markaana loo qalabeeyo goobaha ay ka howlgalaan.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiir C/salaan Hadliye: “Soomaalida Yemen ku xaniban dalkooda ayaan dib ugu soo celineynaa”

Next Post
Wasiir C/salaan Hadliye: “Soomaalida Yemen ku xaniban dalkooda ayaan dib ugu soo celineynaa”

Wasiir C/salaan Hadliye: “Soomaalida Yemen ku xaniban dalkooda ayaan dib ugu soo celineynaa”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In