Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir kuxigeenka maliyada X.F.S oo ka qeeyb galay madasha wada tashiga Dhaqaalaha iyo Arimaha bulshada

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wasiir kuxigeenka maliyada X.F.S oo ka qeeyb galay madasha wada tashiga Dhaqaalaha iyo Arimaha bulshada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Prof Cabdullaahi Sheekh Cali “Qoloocow” Wasiir kuxigeenka Maaliyada J.F.S iyo wafti uu hogaaminaya ayaa kaqeyb ngalay Shirka wada tashiga Dhaqaalaha iyo Arimaha bulshada oo Sanadkan Lagu qabtay  magaalada Qaahira ee xarunta Dalka Masar.

Shirkan oo sanadwalba Loogu arrinsado Dhaqaalaha iyo Arimaha Bulshada ayaa waxaa kasoo qeyb gala Hay’adaha Dhaqaalaha, waxaana Soomaaliya ugu qeybgalay shirka sanadkan Wasiir kuxigeenka maliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof Cabdullaahi Sheekh Cali “Qoloocow”.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasiir kuxigeenka  ayaa inta uu socday shirka sheegay in Soomaaliya ay aad u soo kabaneysay dhaqaale ahaan sanadihii udambeyay inkastoo xanuunka Corona Virus uu sameeyn kuyeeshay dhaqaalaha waddanka.

Wasiirka ayaa intaa kudaray in Soomaaliya  ay u baahantahay in gacan lagasiiya sidii uu dhaqaale ahaan kor ugo sookici laheed.

Previous Post

Turkiga iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga iyo difaaca

Next Post

Maxbuuskii  lagu qabtay  Muqdisho dagaalkii Ciidamada mareykanka 1993 oo isku sharaxay Senator dalka Mareykanka

Next Post
Maxbuuskii  lagu qabtay  Muqdisho dagaalkii Ciidamada mareykanka 1993 oo isku sharaxay Senator dalka Mareykanka

Maxbuuskii  lagu qabtay  Muqdisho dagaalkii Ciidamada mareykanka 1993 oo isku sharaxay Senator dalka Mareykanka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In