Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Maareeye “Halaga qeyb qaato todobaadka xoriyadda oo ah maalmo nagu weyn”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir Maareeye “Halaga qeyb qaato todobaadka xoriyadda oo ah maalmo nagu weyn”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiisa ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed inay ka qeyb qaataan maalmaha xoriyadda oo foodda nagu soo heysa, isla markaana ay u istaagaan sidii loo weyneyn lahaa.

Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska oo ah guddoomiyaha guddiga qaban qaabada xuska todobaadka xoriyadda oo ay ku mideysan yihiin Agaasimeyaasha Warbaahinta Qaranka, xubno ka tirsan Xafiisyada Ra’iisul wasaaraha iyo maamulka gobolka benaadir ayaa maanta kulankooda ugu horeeya ku yeeshay xarunta Wasaaradda Warfaafinta, kaasi oo looga hadlay habka loo maamuusayo xuska todobaadka xoriyadda, iyadoo la isla meel dhigay arrimo badan oo muhiim u ah habsami u socodka todobaadka xoriyadda.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026

Wasiirka Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in 15-ka bishan la qaban doono tartamo isboorti iyo kuwa dhaqan, isagoo xusay in Warbaarhinta Qaranka ay baahin doonto barnaamijyo lagu weyneynayo halgankii loo soo maray xoriyadda.

Wasiir Maareeye oo hadalkiisa sii wata ayaa ku baaqay in waddooyinka iyo dhismayaasha hareerada ku yaaalla lagu xardho Calanka Jamhuuriyadda, si bulshada ay uga qeyb qaadato xuska munaasabadaha 26-ka June iyo 1-da Luulyo oo ah maalmo ku weyn shacabka Soomaaliyeed.

IMG_0536 IMG_0537 IMG_0539 IMG_0540 IMG_0547 IMG_0551 IMG_0556 IMG_0559 IMG_0560 IMG_0562 IMG_0564 IMG_0569 IMG_0581

Sawir Qaade:- Maxamed Macalin Xasan “White-ka”

Previous Post

Dood ku saabsan Dastuurka Mudug iyo Galgaduud oo Cadaado lagu qabtay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Xasan oo u amba baxay dalka Koonfur Afrika

Next Post
Madaxweyha jamhuuriyadda Federaalka ah ee  Soomaaliya  oo ku wajahan Dhuusamareeb

Madaxweyne Xasan oo u amba baxay dalka Koonfur Afrika

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

March 23, 2026
0

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo ku dhawaaqday in dalku galay marxalad doorasho loo dhan yahay

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In