Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Maareeye oo guddoomiyey kulanka isku xirka Wasaaradda iyo Hay’adaha Caalamiga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Wasiir Maareeye oo guddoomiyey kulanka isku xirka Wasaaradda iyo Hay’adaha Caalamiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo shir guddoomiyay Kulanka Isku-xirka ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka iyo USAID/FCDO.

Kulankaan wuxuu isku keenay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, USAID, FCDO, iyo hey’adaha la-hawlgala si looga wada hadlo sida taageerada USAID iyo FCDO ay uga qayb qaadanayaan mudnaanta Qaranka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Madasha waxaa kale oo lagu wadaagay xogaha ku saabsan mashaariicda socda iyo kuwa la qorsheynayo in ay bilaawdaan.

Inta shirka uu socday caqabadaha taagan ee la isla arkay waxaa ka mid ah Mashaariic isku mid ah laga fuliyo deegaanno isku dhow, taasoo keenta in kharash aan loo isticmaalin baahiyaha jira waxtarkuna yaraado. Deegaanno nugul oo aan helin adeegyo ku filan sababo la xiriira isku-xir la’aan.

Previous Post

Wasiirrada Amniga Galmudug iyo Hirshabeelle oo gaadiid ciidan lagu wareejiyay

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo hoggaaminaayo wafdi heer sare ah oo lagu soo dhaweeyey Turkiga 

Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya oo hoggaaminaayo wafdi heer sare ah oo lagu soo dhaweeyey Turkiga 

Madaxweynaha Soomaaliya oo hoggaaminaayo wafdi heer sare ah oo lagu soo dhaweeyey Turkiga 

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In