Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Maareeye oo milkiilayaasha Hoteellada iyo Hay’addaha ka shaqeeya dalxiiska faray in ay isa soo diiwaan geliyaan+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiir Maareeye oo milkiilayaasha Hoteellada iyo Hay’addaha ka shaqeeya dalxiiska faray in ay isa soo diiwaan geliyaan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad abaal marinno kala duwan lagu guddoonsiinayay Dadkii ku guuleystay kuwaasoo isugu jira Tigidho, ballan-qaadyo shaqo iyo Lacago Kaasha ah ayaa Xalayto lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Munaasabaddan oo muddooyinkii dambe soo socotay ayaa waxaa qaban-qaabadeeda iska kaashaday waaxda Dalxiiska ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, Wasaaradda duulista Hawada,  hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda iyo xarunta Somtex oo ka caawinaysa xagga Tikidhada.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay ujeeddada ugu weyn ee ay munaasabaddani u qabteen tahay inay tahay soo nooleynta iyo dhiirri-gelinta Dalxiiska Soomaaliya.

Mudane; ayaa sheegay in Dalka Soomaaliya uu yahay mid u samaysan Dalxiiska, inta badan Gobollada Waddankuna ay leeyihiin Xeebo lagu damaashaadi karo, wuxuna aad ugu mahad celiyay hay’adihii shirkadihii iyo mutaddadawaciintii kala shaqeeyay barnaamijkan.

Intii ay munaasabaddani socotay ayuu Wasiirku ballan qaaday inuu wax u qabanayo xubno ka mid ah Dadka baahiyaha gaarka ah qabo oo goobta ku sugnaa isaga oo la kaashanaya Madaxtooyada Qaranka.

Wasiir Maareeye ayaa milkiilayaasha Shirkadaha Dalxiiska ka shaqeeya, Hoteellada waaweyn, Shirkadaha Travel Tourisim-ka faray in ay laga bilaabo Maanta ay isa soo diiwaan geliyaan, si ay wasaraddu u siiso tababarro iyo talooyin, ulana wadaagaan shaqada ay qabanayaan.

Munaasabad oo ku saabsanayd abaal marinta safarka iyo Dalxiiska oo uu hal-kudhiggeedu ahaa aynu aragno dhinaca wanaagsan ee Soomaaliya ayaa shahaadooyin lagu guddoonsiiyay Dadkii kaalinta weyn ka geystay barnaamijkan iyo shirkadihii ballan-qaadyada sameeyay.

Previous Post

Force Commander in Jowhar on mission to assess operational plans

Next Post

Wadamada Soomaaliya iyo Baxreyn oo yeelanaya Iskaashi Ganacsi “SAWIRRO”

Next Post
Wadamada Soomaaliya iyo Baxreyn oo yeelanaya Iskaashi Ganacsi “SAWIRRO”

Wadamada Soomaaliya iyo Baxreyn oo yeelanaya Iskaashi Ganacsi “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In