Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Maareeye”Laga bilaabo wasiirka ilaa shaqaalaha waxaa waajib nagu ah in Dalka loo adeego”+sawirro

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wasiir Maareeye”Laga bilaabo wasiirka ilaa shaqaalaha waxaa waajib nagu ah in Dalka loo adeego”+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxmed Cabdi Xayir Maareeye uu la yeeshey maamulka iyo shaqaalaha Wasaaradda ayaa ujeedkiisu ahaa  warbixin wasiirka laga siinayay howlaha kaladuwan ee ka socda Wasaaradad iyo isbarashada wasiirka cusub iyo shaqaalaha.

C/llaahi Xayir Ducaale Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa Wasiirka siiyay warbixin ku aadan howlaha wasaaradda maamulka iyo shaqaalaha.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

“Shaqaalaha waa in ay laga helaa waajibkooda in ay gutaan,mar hadii mushaharaadkoodi ay helayaan,mudane Wasiir Shaqaalaha Wasaradda waxaa ay ka howlgalaan,qofka fasax ayuu qaadanayaa wuu xanuunsankaraa,laakiise waa in uu u sheegaa agaasimihiisa,shaqaalah waxaa ay isugu jiraan 137 qof oo ka howlgalaa Muqdisho iyo 34 attaacjii oo ka howlgalala dibadda,hadda waxay isku bedeshey arrintii 21 attaajii,waana loo yeerey dibadda ayay ku maqan yihiin”. Ayuu yiri Agaasime Xayir Ducaale.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalak Soomaaliya mudane Maxmed Cabdi Xayir Maareeye ayaa dhageysiga warbixinada kadib wuxuu kula dardaarmay shaqaalaha iyo maamulk ain ay dardargeliyaan howlaha horyaala,isagoo intaasi ku daray in uu jiro isla xisaabtan dhab ah abaal marino iyo ciqaab intuba leh.

“Aniga hadii aan iska bilaabo ka wasiir ahaan ilaa shaqalaah hoose waxaa waajib inugu ah in aan dalka u adeegno, fursad waxaan u heysanaa in aan mushaharad aan ka helno Dowladda,waxaa jira dad badan oo aanan fursadahaasi helin,maanta shaqaalah Dowladda waa la isku dilaa hadii qof uu dhintana,hadda dadkii oo dhan shaqada dowladda waa ay rabaan lacag badan ayaa lagu arkay,laakiise waxaa loo baahanyahay in dadka Soomaaliyeed oo dhibaataysan aan wax u qabano”. Ayuu yiri Wasiir Maareeye.

Waa kulankii ugu horeeyey oo uu wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha uu la wada yeeshey shaqaalah aiyo maamulka,tan iyo markii uu xafiiska la wareegay,wuxuuna muujiyay in talaabo adaga laga qaadidoono dadka shaqadooda gudan wayao,iyo abaalmarino la siindoono dadka waajibkooda guta.

Previous Post

R/wasaare ku xigeenka dalka oo furay kulan lagu qiimeynayo,  dibna loogu eegayo  qaab dhismeedka iyo casriyeeynta hey’adaha dowladda.

Next Post

Maamulka Degmada Hodan oo markale bilaabay olole Nadaafadeed “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Degmada Hodan oo markale bilaabay olole Nadaafadeed “SAWIRRO”

Maamulka Degmada Hodan oo markale bilaabay olole Nadaafadeed "SAWIRRO"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In