Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Shaahiyow “Waxaan wadnaa qorshe tamar looga dhalinayo cadceedda iyo dabeysha”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ayaa sheegtay in mustaqbalka ay damacsatantahay in Soomaaliya ay ka hirgeliso mashruuc Tamar looga dhalinayo qoraxda iyo dabaysha, taaso wax weyn ka tari doonta haqabtirka Tamarta Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Mudane Maxamed Xasan Aadan Shaahiyow ayaa tilmaamay in ay xooga saarayaan sidii looga faa’iidaysan lahaa Tamarta laga dhaliyo cadceedda iyo dabaeysha,waxaaana gacan ka geysan doono shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ah oo lagu magacaabo CGCOC oo qaabilsan arimaha Tamarta, isagoo intaa ku daray in bulshada ay si weyn uga faa’iideysan doonaan

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ayaa ugu baaqay shirkadaha bixiya biyaha ee magaalada Muqdisho inay ku dadaalaan sidii biyo nadiif ay u siin lahaayeen bulshada, isla markaasna kuwa adeegyada korontayda bixiya in dhankooda ay qiimo dhimis ku sameyaan adeegyada ay shacabka u hayaan.

Waa talaabo horay loo qaaday hadii lagu guulaysto mashruucan ay waddo Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ee ku aadan ka faa’iideysiga kheyraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya Alle ku maneystay.

Previous Post

Guddiiga joogtada ee baarlamaanka oo mudeeyay waqtiga uu xirmayo kalfadhiga lixaad

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Jen. Mukhtaar oo B.weyne Ka Furay Koob Loogu Magacdaray Booliska Iyo Isdhexgalka Bulsada

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Jen. Mukhtaar oo B.weyne Ka Furay Koob Loogu Magacdaray Booliska Iyo Isdhexgalka Bulsada

DAAWO SAWIRRADA: Jen. Mukhtaar oo B.weyne Ka Furay Koob Loogu Magacdaray Booliska Iyo Isdhexgalka Bulsada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In