Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta oo ka shiray dib u dhiska Soomaaliya.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta oo ka shiray dib u dhiska Soomaaliya.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkii 148 ee Wasiirada arrimaha dibada ee jaamacada carabta oo Soomaaliya ay ku jirto ayaa lagu qabtay Magaalada Qaahir ee caasimadda Dalka Masar,kaasi oo looga hadlayay arrimo ay kamid yihiin wadamada xasaraduhu ay kajiraan.

Dowladda Soomaaliya ayaa shirkaasi waxaaa uga qeybgalay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ee Soomaaliya Mudane C/qaadir Axmed kheyr iyo wefddi uu hoggaminayo oo jooga dalkaasi Masar iyadoo shirkaasi si gaar ah diiradda loogu saarey Arrimaha Soomaaliya.

Related posts

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

October 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee  Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

October 26, 2026

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyaay Wakaaladda Wararka SONNA ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha shirkaasi looga hadlay.

โ€œAjandayaasha jaamacadda carabta sanad walba waa la sii qorsheeyaa inta uu shirka dhicin,ajandayaasha shirkan waxay ahaayeen sidii loo taageeri lahaa qadiyadaha taagan hadda meelaha xasaradaha ay ka taagan yihiin sida Falastiin,Suuriya , Lubnaan, Liibiya iyo Yamen, anaga waxa naga quseeya in la taageero Soomaaliyaโ€,Ayuu yiri wasiiru Dowlaha

โ€œhadda ka hor Jaamacadda Carabta ayaa goโ€™aan ka soo saartay in la taageero Dowladda ย Soomaaliya marka taageeradaas ayaa rabnay inan sii xoojino oo wajiyo kala duwan leh , taageerada marka la rabo in la sameeyo mashruuc waxaa jira la yiraahdo Dib u dhiska Soomaaliya oo la rabo in la qaban qaabiyo mid kale waxaa jiro ย taakuleynta waxbarashada Soomaaliya oo isagana la rabo in ย shir gooni ah loo qabto oo Dowladda Kuwait ay qaban qaabin doontoโ€,Ayuu intaasi ku daray. Mudane C/qaadir Axmed Khayre.

Dhanka kale Wasiiru Dowlaha ayaa si gaar ah u la kulmay Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Masar, Ciraaq iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Dalka Tunisia,iyagoo ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ay Dowladda Soomaaliya la lee yihiin .

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Hirshabelle

Next Post

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in la baaro Qaxooti Reer Burundi ah oo lagu laayey Congo

Next Post
Qaramada Midoobay oo ku baaqday in la baaro Qaxooti Reer Burundi ah oo lagu laayey Congo

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in la baaro Qaxooti Reer Burundi ah oo lagu laayey Congo

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

Xukunka Askari Turufo & Dhac Hubeysan geeystay.

October 26, 2026
0

Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee  Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

October 26, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In