Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada arrimaha dibedda Carabta oo Khamiistii kulan ka yeelanaya xaalada murugsan ee Falasiin

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirada arrimaha dibedda Carabta oo Khamiistii kulan ka yeelanaya xaalada murugsan ee Falasiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

wasiirada arrimaha dibadda ee Jaamacadda Carabta ayaa qaban doona kulan degdeg ah Maalinta Khamiista ah si ay kaga hadlaan dhibaatada Isra,iil ay ku hayso dadka rayidka ah ee reer  Falastiin.Sida ay xaqiijiyeen ilo Diblomasiyiin ah kulanka ayaa xooga lagu saari donaa sidii looga hortagi lahaa weerarada Isra,iil ee ka dhanka ah dadka Falastiiniyiinta ah, islamarkaana wasiirada arrimaha dibadda ee Jaamacadda Carabta waxay mowqif mideeysan ka qaadan donaan go’aankii Maraykanka uu amarka ku bixisay in safaaraddiisa uu uraro magaalada barakeysan Qudus.ku dhawaad 60 qof ayaay dileen ciidamadda Isra,iil intii ay socdeen mudaharaadyada ka dhanka ah  furitaankii Safaaraddii Mareykanka ee magaalada Qudus.Talaadadii Golaha Ammaanka ee QM ayaa qabtay kulan ay kaga hadlayeen dhacdooyinka Qudus iyo faragalinta caalamidaga ah ee lagu haya dadka reer Falastiin, ugu horeyna kulanka aya ku bilowday daqiiqado aamusnaan ah oo ka dhigan in aay ka xunyahiin waxa ka dhacaya dhulka Falastiin.Inta  uu socda kulanka degdega ah ee wasiirada arrimaha dibadda ee Jaamacadda Carabta ayaa la filayaa in Dowladda Kuwait ay soo gudbiso qaraar qabya ah oo Golaha Ammaanka ee QM ugu baaqaya in aay mas,uuliyad ka saarantahay ilaalinta dadka rayidka ah ee reer Falastiin.weerarada Isra,iil ay ku haysa dadka Falastiiniyiinta ayaa beryahii danbe sii xogeeystay kadib markii ay ka dhiidhiyeen damaca Mareykanka ee ah in Safaradiisa Yahuudda uu u soo raro magaalada barakeysan ee Qudus.

Previous Post

Dhageyso: Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xarun cusub ka dhagax dhigtay Ceelbarde

Next Post
Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xarun cusub ka dhagax dhigtay Ceelbarde

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo xarun cusub ka dhagax dhigtay Ceelbarde

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In