Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirada Arrimaha Gudaha Carabta oo ka wada hadlaya arrimaha amaanka ee dalalkooda, Sawirada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirada Arrimaha Gudaha Carabta oo ka wada hadlaya arrimaha amaanka ee dalalkooda, Sawirada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Wasiirada Arrimaha Gudaha ee dalalka Jaamacadda Carabta ayaa goor dhow oo maanta oo Arbaco ah ka furmay Magaalada Tunis ee dalka Tunisia, waxaana shirka furay Madaxweynaha dalka Tunisia.

Inta badan Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo taliyaasha Boliiska Jaamacadda Carabta ayaa shirkan ka wada qeybgalaya.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Sidoo shirka waxaa goobjoog ka ah Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Xoghayaha Guud Boliiska adduunka Interpol, Dhaxal Sugaha Sacuudiga Amiir Maxamed Bin Naaíf, Ra’iisal wasaare kuxigeenka Sacuudiga ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo wafdi uu Hogaaminayo oo uu ka mid yahay Taliyaha Boliiska Soomaaliyed Gen Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa shirkan u metelaya Dowladda Soomaaliya.

Shirka waxaa looga hadlaya arrimaha amaanka, ka hortaga kooxaha Argigixisada, sidii dalalka carabta isaga kaashan lahaayan arrimaha fal dambiyeedyada qorsheysan oo beryahan dambe ku soo batay dalalka carabta iyo sidii iskaashi dhaw loogu yeelan lahaa falal kasta oo amaanka dalalka carabta wax u dhimaya.

Shirka oo maanta furmay ayaa la filayaa in maalmaha soo socda laga soo saaro war loo wadan dhan yahay oo Wasiirada Arrimaha gudaha carabta ku mideysan yihiin.

Previous Post

Maamulka Galmudug oo been abuur ku tilmaamay in ay qayb ka ahaayen dagaaladii Dhuusa-marreeb

Next Post

Kulanka Baarlamaanka Ee Maanta Oo Maqrisbsaday Iyo Su’aallo La Weydiinayo Ra’isul Wasaaraha Iyo Hey’adaha Ammaanka

Next Post
Kulanka Baarlamaanka oo su’aalo lagu weydiiyay wasiirka Maalliyadda

Kulanka Baarlamaanka Ee Maanta Oo Maqrisbsaday Iyo Su’aallo La Weydiinayo Ra’isul Wasaaraha Iyo Hey’adaha Ammaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In